Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fawzi on June 18, 2016, 02:36:18 PM

Title: Su'aal: Cuntda lagu seexdo?
Post by: Fawzi on June 18, 2016, 02:36:18 PM
Asc dictore su aashaydu waxay tahay
Cuntada lagu seexdo maxaa caafimaad daro ah oy ledahay sida markad cashayso ood isla markaaba sexatid, mase lagu cayilaa arintaas.
Mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: Cuntda lagu seexdo?
Post by: SomaliDoc on July 16, 2016, 01:58:09 PM
Ka akhriso halkaan waxyaabaha aanan la samaynin cunanda ka dib iyo sida ay caafimaadka ugu daran yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6723.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6723.0)