Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: zaki86603 on May 07, 2021, 05:33:44 PM

Title: Ramadaan
Post by: zaki86603 on May 07, 2021, 05:33:44 PM
Asc dictore waxaan mudo 5 bari ah dareemayey wadnaha oo i garaacmaya marna caadiya  mararka qaar shiil igaga dhagsantahay habeen wuu i garaacmaa subaxdii waxaan dareemaa
        Subaxdii markaan soo koco waxaan dareemaa  wadno garaac saaid ah calool oo gooryaan ka dhaqaaqo habeenkii markaan banaan guriga uga soo boxo oon qabow imaado ayuu wadnuhu aad ii garaacmayaa

Mararka qaar diiqad ayaan dareemaa aanan sababteeda lahayn cuntada ma cuno markaan arko ayaa waxa iqa qabanaysa matag baqdin ayaan dareemaa
Mararka qaar waxaaan dareemaa wareer iyo maskaxda oo culays i noqota shaki laabjeexna waan leeyahay marka arintaasi maxay noqon kartaa waxaan kaloo dareemaa adkaysi la,aan dadka oo aan naco hadalkooda ma dhishaa baa igu soo dhacda dhaktar ayaan u tegey  wuxuuna igu fiiriye qalab wadnaha lagu cabiro gacanta bidix la gasho wuxuu yiri shakibaad qabtaa wuxuuna ii qoray kiniini qallajiye iyo sharabo mimglobin  liquid
Marka arintaas wax iiga sheeg
Title: Re: Ramadaan
Post by: Milica_soomali on May 11, 2021, 03:53:56 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)