Recent Posts

Pages: 1 ... 5 6 [7] 8 9 10
61
Qaybta Su'aalaha / Re: Saxarada
« Last post by Milica_soomali on December 21, 2021, 11:30:11 PM »
62
Qaybta Su'aalaha / Re: Bakteriyada caafimaadka leh ama gut mecrobiome
« Last post by Milica_soomali on December 21, 2021, 11:29:56 PM »
63
Qaybta Su'aalaha / Re: indha xanuun wata cuncun iyo gaduud
« Last post by Milica_soomali on December 21, 2021, 11:29:25 PM »
64
Qaybta Su'aalaha / Cudurka Teetanada
« Last post by Akhaa Binu Jowhari on December 20, 2021, 11:49:38 AM »
Asc Doc, waan kaaga mahad celinayaa hawsha aad ummadda Somaliyeed u hayso oo marwalba aad ka wacyigeliso arrimaha caafimaadka.
Madaama waayahan halkaan wax su'aal ahi aanan ku soo gudbin in muddo ah. Waxan doonayaa su'aasha ah ilma-yar oo lagudaayo, misna aannu qabin wax tallaal ah Tetanus vaccine, oo jooga meel miyi ah, malagu duri karaa cirbadda.       Anti-toxin, Soomaalidu u taqaano Teetanada. Si looga hortago in dhibaatooyinka laga filaayo biraha waxa lagu sanceeyo, side: muruqaha toobma, surka oo adkaada, side casharaka aad horey uga soo hadashay. Si kastaba ha'ahaate, antitoxin isticmaalkeeda malooga baaqsan karaa khatarta?
Mise waa in aan geeyaaa goob caafimaad leh tallaalka tetanus?


Farqiga u dhexeeya Antitoxin iyo Tallaalka Tetanus maxa u dhexeeya?


Anti toxin ma tallaaalka Teetanada mise cirbad kale weyaan oo ka duwan?


Waxan rajeynayaaa in aad iiga soo jawaabi doonto
 Insha Allh mahadsanid Dhakhtarka aan ku faanno misna ah inbadan aan ka faa'iideystay aqoontiisa wax galka ah, oo maantaba ladhihi karoo bulsho badan wax waa u tartay.
65
Qaybta Su'aalaha / Saxarada
« Last post by Ashom on December 17, 2021, 09:06:30 PM »
Asc somalidoc

Hadii saxarada eena kugu dheganeen  oo kistoo tahay jileec  laakiin markeey soo baxeeyso eena u soobaxeeyn siwanaagsan

Taas oo lagu caawinaayo farta si'ee usoo baxdo

Xiliga caawimaadana oo farta adeegsaneeyso ee raaxo badan lee dahay

Markaad suuliga kasoo baxdana dabada dhan ku xanuuneyso
Maxaa keeno???
66
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Waxaan qabaa gaaska bakteeriyada?
« Last post by Mo jiiiiiiiijj on December 01, 2021, 11:52:35 PM »
Wllky ana kaa caawina taas gaaska bacteriyada leh waxa lagu cidhib tiraa antibiotic lkn antibiotic dhibaato aad u daran ayu kuu gaysan kara ilaa al aankaas ana kaso kabsan la antibiotic waxa uu dilaa bacteriyada wanaagsa  ee alle inugu aBuuray ee lagu magacaabo probiotic jidhkana faaiido bdn u leh marka waxa aan ka caawinaya dabiici in aad ku disho gaaska bacteriyada wata taas oo lagu magacaabo hpylori
Bismilaah 1 toonta sulaxdii xbd ka qaado qaydhiin ah 2 sinjibiilka qoyan 3 xanjada luubaanta dakarka laga sameeyay 4 huruudka 5 saliida qumaha ee dabiiciga ah 6 yougrka dhanaan 7 tufaaxa ilaahay kaasho biyo u kaban maysid insha allh faahfahim dheeraad ah lambarkyga igala soo xidhiidh 0653320442
67
Qaybta Su'aalaha / Bakteriyada caafimaadka leh ama gut mecrobiome
« Last post by Mo jiiiiiiiijj on December 01, 2021, 11:43:20 PM »
Asc page ka somdoc iyo takhatiirteena sharaft leh waxa ahy will somaliyeed waxa aan isticmalay antibiotic 14 days ah ilaa hada waxaan kaso kabsan la,ahy dheefshiid xumo alx marka waxa aan maqlay antibiotic in uu gabi ahaanba tirtiro bactetiyada cafimaadka leh ee dadkeenu badanka aynan aqoon iyaga antibiotic ga sida cuntada iskaga qaata marka sidee looga soo kabsan kara hdu alle idhaah cunoynkee u roon oo so celin kara midda kle daawada iyadana la dhaho acidophilus plus probiotic suplament wax ma ka caawin kartaa mhdsndiin
68
Qaybta Su'aalaha / Re: indha xanuun iyo Isha wax yar oo cad iga saran mesha madow
« Last post by Luqman ali on November 26, 2021, 09:00:28 PM »
Asalaamu alaikum
Isha ayaa ixanuunee kudhawaad aweek now Isha way iga duudatay wax yar oo cadna waa iga saaran yihiin fadlan iga caawi arintaan jazakallah kheer
69
Qaybta Su'aalaha / Re: Walaac
« Last post by Milica_soomali on November 03, 2021, 12:19:13 AM »
70
Topics in Healthcare / Re: Water Filter Reverse Osmosis
« Last post by Milica_soomali on November 03, 2021, 12:18:55 AM »
Pages: 1 ... 5 6 [7] 8 9 10