(http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/b/bd/Seed_jatropha_curcas.jpg/800px-Seed_jatropha_curcas.jpg) | waa miro caloosha lagu bixiyo oo halis ah takhaatiirtane kuma taliyaan in la qaato maxaayeelay qofka aad ayuu u fuuqbaxi karaa, marmarka qaarne qofka shubanka ma joojin karo, maxaayeelay mirahaan waxaa ku jiro maado sun oo kale ah. Dadka xitaa geedo daaweedka yaqaanno kuma taliyaan in mirahaan laga qaato hal xabo kadib waana in markii la qaatane cabitaan la billaabo illaa uu shubanka kaa joogsanayo. |