Somali Medical Forums
Medical Student Forums => Fresh Students => Topic started by: Lovely_Huda on September 27, 2008, 03:03:48 AM
-
asalamu 3alaykom,
i started college it is my first semeester,
i take bio 100 and is kinda hard words
can u explain those words in somali to me plze whoever took biology.
hypertonic
hypotonic
isotonic
miosis
organelle
cytoplasm
endoplasmic reticulum
ribosomes
lysosomes
diffusion
golgi complex
and last but not least
cell iyo cellular maxay kala yihiin?
organ iyo organelle maxay kala yihiin?
waa mahasantihiin
-
I'ii try some of them
Hypertonic= waa markii aad labo solution is barbar dhigeysid, solutionada midkooda ayaa waxa osmatic pressure ka badan kan kale, marka waxa aad lee dahay solutionkaai waxa u hypertic ku yahay midkaas. (e.g. kadidu waxa ay hypertonic ku tahay Dhiiga waxaa loola jeeda kadida ayaa waxa ay leedahay solvent concentration ka badan midka dhiiga. hypertonic means( Hyper= increase n tonic=tension or osmotic pressure)
Hypotonic= waxa ay opposite ku tahay Hypertonic waa marka solution ku leeyahay solvent concentration ka yar midkaa aad barbar dhigeysid.
Isotonic= waa marka labada solution ay leeyihiin solvent concentration is la eg ama osmatic pressure koodu isla eg yahay
Miosis= waa qeybsanka cell ka iyadoo chromosome yadu aya half samayaan waxa uuna soo saaraa cell ka taranka. waxa uu ka dhacaa xubnaha taranka. nucleus ka ayaa waxa ay u qeybsantaa 4 qeybood oo qeyb walbaa ku jiraan choromosome barkii si loo soo saaro Gametes.
organelle= waa unigyada yaryar e ku sii dhex jira eukaryotic cell ka sida: nucleus, endoplasmic reticulum, golgi apparatus, mitochondria, and chloroplast
allright, maanta intaa ayaan ku joonjinayaa
dabcan waxa aan filaa xaga sharaxaada waa la iga fiicanyahay
huda iga rali noqo sis erayo an afsomali ku aqnwaayay ayaa jira marka I hope w'll find someone who explain them better than me.
-
I'd love to help you walahi, all these stuff are easy but the problem is my somali lol
will pictures and english help you sis?
if so let me know
Dr.Farabadan, you should be a mentor lol, the stuff u just wrote
are un-readable to me ??? >:( :-[ :'(
-
princess u need to improve ur somali sis
-
Ok, aan sii bilaabee bimilaahii dhaha
cytoplasm =waa dheecaaaanka cellka iyo xuubka isku haya contents ka cellka ku jira (organelle).
endoplasmic reticulum= waa shabakado tubules ah oo isku cirana lagana hell eurokryotic cells shaqadiisuna tahay keydinta iyo soo saarida glycogen.
ribosomes = waa protein sameeyaha cell ka waxa kale oo uu qaadaa ribonucleic acid (RNA)
ok can anyone else finish this?
if not m gonna finish it off next time
-
thnk you much doctors
princess is ok pictures and english it might help.....
waa fahmayaa waxa badankood laakin moshkilda waxa waye markii smart question ka imaato in exams i feel like lost
which way is the best to study biology?
-
I had the same problem like huda's one , im doing bsc hon and those words they keep on repeating all the time and I alwayz wanted their transulation in somali ,, thnx doctor F .