Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamud Ilkacase on February 03, 2020, 01:34:06 PM

Title: Su'aal: Dabargoyn cudurka quumanka?
Post by: Mohamud Ilkacase on February 03, 2020, 01:34:06 PM

Asc DR: Mahdi


Waxaan Rabaa Inaad wax Iiga Sheegto Sida ugu Wanaangsan Ee aan Ugu Heli Karo Daawo   amaba dabargoyn Kara Cudurka  Qumanka.
Mahadsanid.