Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Munim on June 04, 2008, 03:44:46 PM

Title: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Munim on June 04, 2008, 03:44:46 PM
Waxan jecleestay in aan idin waydiiyo Su'alahan soo socda ogaadana  ra'yigiina   ku aadan Guurka Shisheeye (AJNABIGA ann kugu wadanka ahayn).
Su'asha kowad waa
ma wax laga maarman aha  in labada is guursanaysa ay kasoo wada jedan Hal dowlad?Mise  
 
 هل من الضروري أن يكون الزوجان من نفس الجنسية ؟

Su'asha 2aad waa
waa maxay saameenta Xun ama Fiican ay leedahay inlaga guursado wadamo Ajanabi ah

ماهو التأثير الايجابي والسلبي بالزواج من جنسية مختلفة؟؟

Thanks all of U
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Dr.Nasra on June 04, 2008, 08:30:44 PM
 Salam akh munim,
     Aniga kafikrad ahaan guurka AJNABIGA waan kasoo horjeedaa. for example:
      * hadii guurka dadkii isku jinsiga ahaa oo qiyam, caadaat iyo luqad common ah wada lahaa 50% inuu succeed gareyo joogo; fama baaluk bizawajin min ajnabi/ajnabiyah ::)
          Taasna macnaheeda maahan inusan gurkaas shaqeyneyn, waa laga yaaba inuu qofka helo qof isfahman, lakin that is an odd rule 4 me :D
                Guud ahaanna salbiyaatka guurkaas ayaa igala badan iijaabiyaatkiisa.
                       Wabillahi towfiiq.
         
       
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: PrincessMuni on June 04, 2008, 10:06:11 PM
Ra'yii men rai dr. Nasra...
I believe that both marriages can work
If they are willing to  but same nationality wont need to worry
About culture and language differences.
For me it's necessary that both of us are from the same country
I guess it's just a nature lol no need to justify!!

The good influence of marrying a foreign wife/husband is unknown for me :P
lol the bad influence is first of all the language, the kids won't know which language is their nature language, and they will have different values and cultures to follow...
Plus what's wrong with marrying Your Cousin!!!!! And I mean by that "Same nationality"

Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Munim on June 04, 2008, 11:16:54 PM
Shukran Akhwaatii Dr.Nasra,Princess_Muni  cala tacliiq and afkarakum.

we need to collect many Ideas from the memeber so share your Idea plz.
 
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Diagnostic on June 05, 2008, 11:22:45 AM
Hadii aan ka dhiibto ra'yigayga ku aadan su'aashada:

Guurka waa mas'uuliyad aad u wayn kana wayn labada is guursanayso wuxuuna saameyn ku leeyahay mustaqbalka qoyska khaas ahaan caruurta.

Guurka waxa ugu muhiimsan uu ku guuleysto meel sarana ku gaaro waa is fahmitaanka dhex maro labada is qabto, hadii ay mushkilad ay timaado dhinacaas ku aadanne, guurka qiimahiisu wuu beelaa.

Guurka dhex maro dad qalaad waa guur badanaa lagu fashilmo sababadaan soo socda awgeed:

1/ Guurkaas waxa badanaa ku bilaabmaa iska helitaan ama jaceel kaliya taasoo keensanaysa qofka ku dhaqaaqaya inuu iska dhego tiro talooyinka ehelkiisa iyo waxyaabaha ka dhalan doono mustaqbalka, markii ay ka soo wareegto muddo gaaban oo jaceelkii iyo iska helitaankii uu yaraado waxa soo baxayo farqiga aadka u wayn ee u dhaxeeya labadaa qof, farqigaas waxaa ugu muhiimsan dhinaca hiddaha iyo dhaqanka. (Hadii ay isku diin ahaynne kuma sii jirto)

2/ Mushkiladda waxa ay sii korortaa markii ilmo dhashaan taasoo aabuhu rabo in ilmihiisa si gooni ah u rabaayadeeyo, hooyaduna ay iyada sideey rabto ay yeesho.

3/ Badanaa sida aan ka warqabno sheekooyin aad dhaxdin u leh oo qabsaday dadkeena somaliyeed oo qurbaha ku nool ayaa daliil u ah dhibaatooyinka uu yeelan karo guurka noocaan ah, meeqo aabo ayaa ilmahooda loo diidanyahay inay arkaan ama ay ka soo ag dhawaadaan.

Marka gabagabadii waxaan leeyahay guurka dhibaatooyinkiisa ayaa ka badan faaidadiisa, qofkane inta uusan ku dhaqaaqin waxaa fiican inuu meel fog ka fikiro.
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Munim on June 05, 2008, 01:00:22 PM
thanks bro Diagnostic for your good comment.
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Pharmacist on June 06, 2008, 06:11:19 PM
Gabdhaheena gabdho kale laguma doorsado.
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Munim on June 07, 2008, 01:00:11 AM
Thanks Pharmacist  waa runtaa gabdhaheena wax lagu doorsado majirto
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Nabadoonka on June 07, 2008, 01:12:24 AM


  waa su,aal muhiim ah oo is weydiin karo qof kasyto oo ku nool dibada dalka gaar ahaan dadka ardayda ah.
aniga waxeey ila tahay in naag ajnabi ah la guursado ineysan waxba ku jabneyn laakiin waxaa shirdi u ah in diinta laga nideysanyahay,dhaqankana eey isku dhowyihiin. ileen maanta aduunkaaaba waxuu iska noqday haltuulo.
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Munim on June 07, 2008, 02:11:35 PM
thanks nabadoonka for your comment lakiin arinta jirta waxay tahay saad adigaba u sheegtay in dhaqanka isku mid laga noqdo taasna waxan fila inay  dhib badantahay in ay dhacdo madama lagu kalo duwanyahay jinsiyada oo wadankasta waxa u leeyahay taqaliid iyo thaqafah gaar u ah oo laga yabo inaysan ku cuntamin adiga sidoo doontaba ha noqotee. laakinn marka 2da`is raba ay yihiin hal dawlad wa ay ka fududahay.
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Dr.Adnan on June 07, 2008, 11:53:11 PM
Hadii aan cabiro aragtidada shakhsiyeed cabiro soomalidu waxa lagu maahmaaha shimbirba shimbirkiisa ayuu la duulaa, mida kale maahmaah kale ayaa waxay tidhaa waxaanad garanyan waxaanad garanayn ayaa uu kuu dhalaa.
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Yaxya on June 10, 2008, 05:00:51 PM
في البداية أشكر الأخ منعم على السؤال الجميل ..أنا ضد فكرة الزواج من الأجنبيات وذلك لعدم وجود  تجانس من ناحية العادات والتقاليد بين الزوجين وله تأثير سلبي على الأبناء أيضا حيث أنهم سيصبحون خليط بين مجتمعين مختلفين مذبذبين بين ذلك لا إلى ولاإلى هؤلاء.
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: Munim on June 10, 2008, 09:44:07 PM
Shukran Akh Yaxya and Dr Adnan
lakin aniga waxan arka somalida wa cunsuriyiin oo ma ogola in lasoo dhexgalo kkk yacni halqof kaliya aya wafaqay zawajka noocan inta kalana MAYA wayn ayay qalinka ku duugeen kkk Thanks all of U musharakadiina.
Title: Re: Yaa taageersantahay Adiga?
Post by: PrincessMuni on June 11, 2008, 12:22:25 AM
لان الزواج من الاجنبيات/الاجنبي يأثر على الاطفال اكثر
بدال ما نروح بعيد .. زواج الجنسية الوحده اذا كانوا عرب يتناقشون بموضوع (السني والشيعي) يعني اذا الام شيعيه تبي عيالها يتزوجون شيعيين حتى واذا ابوهم سني بس عشان ترتاح الام والخ....  والصوماليين يتناقشون عن القبايل فما بالك بجنسيه ثانيه؟؟
انا هذا رأيي والله اعلم