Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: GEEDOOW on February 15, 2011, 01:08:38 AM
-
ASC WR WB.
WAXAAN ARAGNAA DAAWOOYIN BADAN OO KALA NOOCNOOC AH OO LAXAYEEYSIINAYO OO LA LEEYAHAY WAXEEY WAX KATARTAA GALMADA OO WAXEEY ADKEEYSAA AMA EEY WEYNEEYSAA XUBINTA TARANKA RAGGA, DAAWOOYINKAAS QOFKA ISTICMAALAYO MAXAA SHURUUD U AH ? SIDEEDABA MARUNBAA OO MAJIRAAN DAAWOOYIN WEYNEEYA AMA KORIYA XUBINTA TARANKA EE RAGGA ? DHIBAATOOYINKA EEY KEENI KARAAN MAXAA KA MID AH ?
WAAD MAHADSAN TIHIIN .
-
Wax daawo ah oo weyneeya ama korriya xubnaha taranka ma jiraan.
-
Asc waan idin salaamay salaan kadib waad iyo aad baan oga faa ideeysanay Mawaadiicada Ku saab san Caafimaadka
Su,aasheeda hadaan uguda galo waaa
Dumaarka Raga Haduu Jilicsan yahay
maxaa la gu adkeen karaaa
Ma jiraan Cuntooyin adkeeya
Ama Faytamiino laga helo
Dadka Qaar Baa dhaha Shaaha Cadeeska Caanaha loda La gu cadeeyo wuu jil ciyaa bahalka raga
Maxaa ka jira arikaas
hadii uu jilicsanyahay bahalkeega
Maxaa ku adeekaa cuntooyinka baan rabaa Daawooyinka dhib beey leeyihiin
Waad Mahadsantihiin
-
Ma jiro cunnooyin loogu tala glay adkaynta xubinta ragga.
Haddii aad qabto su'aal caafimaad ku saabsan kaliya na weydii.