Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Filsan Ali on April 08, 2011, 10:46:09 AM

Title: Su'aal: Throat infection & Flu?
Post by: Filsan Ali on April 08, 2011, 10:46:09 AM
ASC salaan ka dib doctors waxaan jeclan lahaa inaan wax ka ogado ,
1)wamaxey throat infection?
2)qaab xanuneyd kiisna hergab(flu) mushaabaha?
3)hergabka(flu) maxey ku kala duwan yihiin?

mahasanid
Title: Re: Su'aal: Throat infection & Flu?
Post by: SomaliDoc on April 08, 2011, 08:22:49 PM
Fadlan xubnaha doonaya in su'aalo weydiiyaan takhaatiirta waxaan ka codsanaynaa in ay baaraan keydka qoraallada iyo su'aalaha (http://www.somalidoc.com/Country.htm) inta aysan waydiinin su'aalahooda maxaa yeelay waxaa laga yaabaa in horay looga jawaabay.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Cuna-Xanuunka
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,504.0.html)

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan farqiga u dhaxeeya Hergabka iyo Ifilada?
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2092.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2092.0.html)