Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: AbuJaasum on May 27, 2012, 03:58:26 PM
-
Asc dhamaan,sln kadib. Waxaan arkay dad farabadan marka ay seexdaan quuro cod dheer wadato ayee leeyihin.marka Waxa sual mudan quurada mafaracbaa,? Maxaa keeni karo? Iyo Xal maleedahay dhaqtar iga rali noqo explanation saas u badan kuma'aanan siinin lkn waxan filaa in aad fahantay.thnks.
-
Halkaan ka baro waxa keeno khuurada iyo waxa ay tahayba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1132.0.html)