Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak on March 15, 2013, 02:37:48 PM
-
Asc, Doctor. Salaan ka dib Dhanbaalkaygii hore ee aan kuugu soo bandhigay dhibaatadda iga haysatay Tuubadda Kaadi Mareenka, Ama Caabuqa. Kaadida oo igu gubta ama i xanuujisah waxay calaamad u ahayd in ay jirto caabuq kaadi mareenka ah taasoo ka imaan karta caabuq kaadi heysta, caabuq xariga kaadida ama caabuq kilyaha ah.
Balse Arintaas si aan u ogaado ayaan waxaan u tagay Dhakhtar, Wuxuuna ii diray Sedex baaritaan.
1- Kaadi.
2- Manidda Ama Shahwada.
3- Cumputer, ( Abdominal Ultrasound)
Natiijadiina waxay soo baxday sidaan Hoos ku xusan.
SEMEN ANALYSIS:
PHYSICAL EXAMINATION:
Color Gray-whitish
Volume 3.0 3 – 5 Ml
PH Alkaline
Liquefaction Time 45.0 15 – 30 Minutes
MICROSCOPIC EXAM:
Motility *** After 1 hr. ****** After2 hr. ***
Motile 70 (Normal>60) 60 (Normal>50%) %
Rapid Active Progressive 05 00 %
Moderate Active Progressive 30 25 %
Sluggish 35 35 %
Non-Motile 30 40 %
Count 89.0 20 – 150 Million
Viable Sperms after 1 hr. 80 %
Dead Sperms after 1 hr. 20 %
MORPHOLOGY :
Normal Forms 80 (Normal >60%) %
Abnormal Forms 20 %
Double Heads 03 %
Too Large Heads 10 %
Ragged Heads 02 %
Too Small Heads 00 %
Double Tails 03 %
Droplets 02 %
Testicular 4 – 5 /HPF
Pus-cells 3 – 4 /HPF
R B C 0 – 1 /HPF
Others: Agglutinated Spermatozoa (+)
URINE ANALYSIS
Macroscopic Exam:
Test Result
Appearance Slightly Turbid
Color Yellow
SP. GRAVITY 1.030
PH Acidic
Hemoglobin Negative
Protein Negative
Glucose Negative
Acetone Negative
Urobilinogen Normal
Nitrite Negative
Leukocyte Negative
MICROSCOPIC EXAM:
R. B. C 0 - 1 /HPF
Pus Cells(W.B.C) 0 - 2 /HPF
Epithelial Cells Nil
Schist Some Not seen
Heamatobium ova
Cast:
Cast Not seen
Crystals Acidic Urine
Amorphous Urate (+)
Abdominal Ultrasound:
Liver: Normal size and parenchymal echogenicity. No focal lesion. PV. HV and IVC are normal. Intra/extra hepatic biliary ducts are not dilated.
Gall Bladder: Normal wall thickness and free lumen.
Pancreas: Normal in size and echotexture. No focal lesion or calcification.
Spleen: Normal in size and echotexture.
Kidneys: Normal in site, size (RK: x cm, LK: x cm), parenchymal echogenicity and thickness (RK: mm, LK: mm). No stone or backpressure and no cystic or solid mass lesion seen.
Retropertoneum:Normal large vessels with no lymphadenopathy detected.
UB: Distended, lucent content with normal wall thickness and no mass or stone seen
Prostate: Normal in size and echogenicity. No focal lesion or calcification. Post voiding residual urine is ml.
Impression: Liver, G.B, spleen and kidneys are normal. U.B is full with mild thick wall = 4 mm. prostate is normal size = 32 x 35 x 36 mm, Volume = 22 ml with plaques of calcification. PVRU = 27 ml.
Marka Doctor Natiijadaasi markay sidaas soo baxaday, lkn wali waxaan dareemayaa in ay i xannuunayso tuubada Kaadi mareenka. Su'aasha meesha ku jirta yaa marka wxay tahya.
1- Wali caabuq majiraa?
2- huduuse jiro natiijadaas baaritaanka ah ka dib maxaa Xal ah?
Illaaahay Ayaa Xannuunka iyo Caafimaadkaba Haya,
Meesha Dawadu ku jirtana isaga Ayaa garanaaya.
Wabillaaahi Towfiiq
-
Baarista waxay ku xiran tahay halka uu caabuqa kaaga jiro, haddii kaadida ka jiro waa laga arkayaa, laakiin haddii caabuq hore uu sababay in dhaawac uu gaarsiiyo xubnaha kaadi mareenka taasi waxaa lagu ogaan karaa computerka sida kilyaha oo bararo iyo wax la mid ah.
Hadduu caabuqa uu ka jiro tusaale ahaan qanjirka prostate-ka baaristiisu way adag tahay in kaadida laga fahmo, daaweyntiisane way ka dheertahay caabuqa kaadida maadaama uu leeyahay dabool ku hareereysan oo daawada si dhakhsa ah uga gudbi karin, calamadaha aad dareemayso qaar ka mid ah way la xariiri karaan.
Tano ahaan, takhtarka baaritaanka kuu diray la xariir, wixii taladiisa aan argno, hadduu go'aamiyo inuu caabuq kaa daaweeyo iyo haddii kalaba, laakiin haddii aad xanuunsan tahay oo weli dareemeyso calamadihii hore waxaad u baahan tahay in lagu daaweeyo.
Caafimad ayaan kuu rajaynayaa.