Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saynab on June 10, 2015, 08:11:45 AM

Title: Su'aal: Afshirka see uga baxaa, maxaasa u daawa ah?
Post by: Saynab on June 10, 2015, 08:11:45 AM
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakatahu  waxan raba inan ogado afqarmunka ama loyaqano afshirka waxa sababa   iyo dhunta oo shiir kasobaxo , cunaha oo aan isku arko waxcadcad gudaha fadlan isoshaga dawadisa iyo sida aan iskaga dawayo fadlan dhakhtar wadna mahad Santihin.  :(
Title: Re: Su'aal: Afshirka see uga baxaa, maxaasa u daawa ah?
Post by: SomaliDoc on June 13, 2015, 02:33:10 PM
Fadlan halkaan ka akhriso waxa Af-shiirka uu yahay iyo waxa keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html)
Waxa cadcad oo qarmuun oo aad cunaha ku aragtayne, halkaan ka ogow waxa ay yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html)