Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nimcooy on August 21, 2015, 12:01:11 AM
-
Asc walaal caagaha oo ah qayba faraha hoostooda ah macnaha qaybta hore ee cagta inay i adagtahay waliba way idiir diirmataa diir yaroo fudud ood moodo xadhig jiidmaya xanuuna malaha lkn meshiiba so adkaanaysa marba marka ka danbaysa.
-
Meesha aad tilmaantay waxyaabo badan ayaa diirka ka qaadi karo in la arko waaye.
Inkastoo xanuunka la yiraahdo planter wart uu ekaan karo oo uu ku bilawdo qaabka aad tilmaamaysid, ka akhriso halkaan waxa uu yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5637.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5637.0.html)