Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Feysal Jinool on October 22, 2015, 04:57:02 PM

Title: Su'aal: Marka qofka sigesto hadey shahwadisa dagdag u imado?
Post by: Feysal Jinool on October 22, 2015, 04:57:02 PM
Marka qofka sigesto hadey shahwadisa dagdag u imado mar walba hadi u naag la kulmana ma sidas bey uso dhaqsanayan ama siigada iyo kulanka wa kala badalna karan imatinka biyaha
Title: Re: Su'aal: Marka qofka sigesto hadey shahwadisa dagdag u imado?
Post by: SomaliDoc on October 24, 2015, 05:00:47 PM
Haddii aad biyo-bax degdeg ah ku dareentid siigada, galmaduna waa la mid ama way ka sii degdeg badan tahay.
Fadlan jooji caadadaan xun oo caafimaadka u daran, ka akhriso halkaan qoraal ka hadlayo siigeysiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)