Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Wiil.Soomaliyeed on January 04, 2016, 10:43:26 AM
-
Asc Marka Koowad Qaybta Sualaha ayaan Fahmi Wayay Then Topic ayaan Iska Xushay
Qiso=== Waxaan Ahay Wiil Dhalin Yara Oo ah 26 Sano Waxa Aan Ku HunGoobay Siikada (Gacanta Biyaha La iskaga Keeno ) waxaan Samaynayay Mudo Dhan 3sano
waxan Wadaba Waxan Kala Kulmi Jiray
Daal Diiiqad dhabarxanuun Xaga Hoose Ah
Waxa Igu Dhacay Hapeen Anoo Ficilkii Xuma
ee Dhan DIIn Iyo Dhan Cafimad Ku Ficnen
Ano Biyaha Iga So Dhacayaan Aya Qolki La Igu Garacay markay Biyaha Saas Iga So Boden wan Naxay Gacanta ayaan Ku Qabtay Afkii Hore Ee Biyaha kasoo baxayeen Waxaan Kala Kulmay CaWaqib Xumo
# Waxa Igu Dhacay Dareen La'aan hamo xun
# waxa Igu dhacay Isbadal Kaddi
midabka Kaadida Cadan iyo Huruud Khafiifa oo isku Jira
#waxaan Rabaa Talo Dag Daga
# dhalinyartana Waxan Leeyahay Ka Waantooba
Wad mahatsanntihiin
-
Su'aasha laba jeer ayaa soo qortay, jawaabta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6288.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6288.0.html)