Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bunka on February 15, 2016, 06:12:09 PM

Title: Su'aal: Hadaan waqti badan ku foororo buug aniga oo aqrinayo?
Post by: Bunka on February 15, 2016, 06:12:09 PM
Salan kadib aad ayaad u mahadsantihiin hawshan wanagsan aad hysaan ajar Allah ha idinka.siiyo

Waxaan raba inaad ii sheegto hadaan waqti badan  ku foororo buug aniga oo aqrinayo ama xifdinayo oo waliba qol.un ku jiro waqtigyga u badan oo banaankaba usoo bixin waxooga an yara nasanayo maahane.
Marka ma cafimaad daro ayan ka  qadi.karaa arintaa Mise waa oo waan iska wataa

waxaan ahay nin aad wax u aqris badan oo wliba jecel inaan xafido casharka aan aqrinayo her waxaan gaaray aanba qolkyga ka bixin marka dhaqanka noocas ah dhibaato muu ii keen I karaa cafimaad ah.
Title: Re: Su'aal: Hadaan waqti badan ku foororo buug aniga oo aqrinayo?
Post by: SomaliDoc on February 24, 2016, 01:51:38 PM
Arrintaan waxaa loo yaqaanaa "Eye Strain", ka akhriso halkaan qoraal aan uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3150.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3150.0.html)
Fadlan raac talooyinka ku xusan.