Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on March 22, 2016, 06:38:04 AM

Title: Su'aal: Daawa dhireedka la xayeeysiisyo?
Post by: Ashom on March 22, 2016, 06:38:04 AM
Radio ga (idaacada) waxaan Ka maqlaa daawo dhireed ama isbitaalo laga xayeey siinaayo Oo LA dhahaayo waxaa Ka heli kartaan daawo dhireed
Isbitaal kuna waxoo idin Ka saacida cudurada Soo socdo
........
......
Cuduro badan Oo Ka mid tahay
Tabar yarida raga nimada

Marka maxeey Ku daaweeyaan tabar yarida raga dad kaas
Maadaama ee isticmaalaan daawo dhireed
Thank you
Title: Re: Su'aal: Daawa dhireedka la xayeeysiisyo?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2016, 01:31:29 PM
Ma ogaan karno waa in aad soo waydiisaa? ama waxa lagu soo siiyo aad noo soo sheegtaa?
Waxyaabo badan oo la sheego inay dhir yihiin ayaa kiimiko lagu soo dhexqariyaa sida maalin dhaweedba aan uga hadlay malab loo qaato tabar yarida raga, kadibne la ogaaday inay daawo ku jirto oo dhakhtar la'aan la qaadan karin.