Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zuleikha on April 04, 2016, 04:24:08 PM

Title: Su'aal: Cunug ayaan dhalay naaskii wuu diiday?
Post by: Zuleikha on April 04, 2016, 04:24:08 PM
Asc dictoore khayr Allaha idin siiyo dadaalkaaad bulshada uheysaan darteed , suaasheyda waxay tahay cunug ayaan dhalay naaskii wuu diiday waxaa la idhahay caanaha naaskaa ku yar walaac aduun ayaa ii dhamaadey Dr wllhi b.c ilma hada dhashay oo naas nuugaynin wad daremi kartaa cfmadkisa xataa taam manoqonaayo xataa dawo antibiotic oon istucmaali jiray wan dhaafey bc of ilmaheyga so waxan ku weydiin  rabay waxa sababay caana yarida mxa keeni kara mise hooyooyinka qaar caanahaa ku yar xag rabi sida laiyiri mise xanuun kale ayaa jiro maxaase idhihi lahayd dre saan ilmahayga u igoleysiiyo naaska caanaha kaliyana u nuugo inta 6 bilod kagaarayo jzkallah DR
Title: Re: Su'aal: Cunug ayaan dhalay naaskii wuu diiday?
Post by: SomaliDoc on April 12, 2016, 04:41:09 PM
Halkaan ka akhriso waxa keeno caano yarida iyo sida loo badiyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5596.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5596.0)