Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hero on April 24, 2016, 11:42:10 PM
-
Indhaha ayaa sanada bdn i xanuuna okiyalana waa la i qoray lkn garadaha ine si kordhan moye soma yaradan iftiinka iyo araga labadaba wa sidas marka mxa igula taline dr ado mahadsan
-
Waa in aad la xiriirtaa dhakhtar indho si loo ogaado waxa daciifinayo indhaha, waxaa jiro xanuuno indhaha ku dhaco oo keeni karo in aad u baahatid qalliin, xalkuna muraayado ama ookiyaalo ma ahan xaaladahaas.