Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cali Yusuf on April 25, 2016, 11:30:27 AM

Title: Su'aal: Waa maxay xanuunka dadka cirbaha uga dhaca?
Post by: Cali Yusuf on April 25, 2016, 11:30:27 AM
asc waxaan dhakhtar ku waydiinayaa  waa maxay xanuunka dadka cirbaha uga dhaca oo dadku dhahaa circirboow. badanaa qof markuu nasto oo kaco oo socdo baa cirbuhu xanuunayaan
Title: Re: Su'aal: Waa maxay xanuunka dadka cirbaha uga dhaca?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2016, 09:05:53 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3429.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3429.0)