Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdialle on May 02, 2016, 01:16:48 PM

Title: Su'aal: Xanuunka Cirbaha Ku dhaca?
Post by: Abdialle on May 02, 2016, 01:16:48 PM
Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi

Walaal Waxaan wax idinka Weydiinayaa Xanuunka Cirbaha Ku dhaca . Maahan Cirba Hurka ee waa xanuun keena In jilif ama maqaar adag uu koro , waxeyna leedahay Cuncun daran , mararka qaarna waxaa lunta dareenka ciribta.

Maxaa Keeni Kana Maxaase lagu daweyn karaa?
Title: Re: Su'aal: Xanuunka Cirbaha Ku dhaca?
Post by: SomaliDoc on May 22, 2016, 07:29:07 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5982.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5982.0)