Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Adigalis on August 21, 2016, 02:01:24 PM

Title: Su'aal: Xaaskayga aya qabta xanuunka Cadaada?
Post by: Adigalis on August 21, 2016, 02:01:24 PM
Asc wr wb Walalyaal sidaad umada soomaliyeed ugi faidaynaysaan allaha inaga abaalmariyo suashaydu waxay tahy walal Xaaskayga aya qabta xanuunka Cadaada arintana intan isguursanay ayay ku dhacday hada 8 bil ban is qabnawax awlaad ahna wali calool noma galin tasna w qadar alle
Xanuunkedu waa cadaada oo kolba waqti ku timada kol 22 kolna 28 inta waxa dheer jirka oo garaaca xubinta taranka oo garaacda iyo xubinta taranka xaga ka saryso ee xundhurta hoosteda aya garaacdo  dhabar xanuuna way ledahay lugahana way garaacan daal okale hada dhaqtar ayan geyn raba maxa tala ah od isin lahayden muxuse yahay waxaas jazakallah khyran
Title: Re: Su'aal: Xaaskayga aya qabta xanuunka Cadaada?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2016, 07:20:42 PM
Waa muhiim in aad dhakhtarka u gaysid si loo eego haddii ay jirto wax cillad ah oo keenayso in caadada ku xanuunsato maadaama ay leedahay astaamo kale oo aad xustay, hadduu infekshan jiro, haddii tubooyinka ama ugxan sidayaasha ay cillad ka jirto.
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan haweenka ku xanuusnado caadada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0)