Somali Medical Forums
		Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Said Maxamed on December 04, 2016, 04:45:45 PM
		
			
			- 
				Asc waan ku salaamay dictoor mahdi.
 
 walal waxaan isku arkay ilkaha oo dhiig iga yimaada khaasatan markaan cadayanayo subxdii ilaa wakhti dheer ayaan sidan ahaaa. Markaa maxaaa keena dhiigan
- 
				Cirid dhiiga waxaa badanaa keeno cudurka Yiridka ama Fitamiin yarida khaas ahaan fitamiin C-ga.
 Akhriso qoraal ku saabsan xanuunka Yiridka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1409.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1409.0.html)
 Akhriso fitamiinada ka la duwan iyo cunnooyinka laga helo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5781.0.html)