Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muhiyadiin0143 on August 30, 2017, 05:09:14 PM

Title: Su'aal: Isticmaalka taleefanka badan?
Post by: Muhiyadiin0143 on August 30, 2017, 05:09:14 PM
Asc Somali doctors salaan kabacdi aadbad u mahadsantiin sida wnagsan aad ugu heelantiin bulshadiina soomaloyeed alle ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karayn haydinka siiyo .
waxan qabay suaal . Waxan inbadan isticmaala talefnka gcnta waxan ayamahn danbe farahyga Ku arky gariir yar marka mxa sabababaya?
Title: Re: Suaal
Post by: CilmiSabca on August 30, 2017, 09:35:57 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta:-
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5953.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5953.0)