Somali Medical Forums
		Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadar Ahmed on May 06, 2017, 09:42:04 PM
		
			
			- 
				Suaal:
 Dr. Cilad an isku arkeyban raba inad talo igasiiso ,arday ayaan ahay marka an is idhaah class ka dhex diisa fikirkaga dhiibo ama arayda topic u soojeedi, way igu adagtahy waxn yeesha xiligaa dhidid badan iyo gariir badan oo layga dareemayo, inan dad badan hor istaagana way igu adagthy marka maxad talo isiin lahayd dr.
 Mahadsani.
- 
				Waa arrin jirta waxaana lagu arkaa dadka qaar, iyadoo faahfaahsan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7467.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7467.0)