Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Wiilsoomaali on October 30, 2017, 09:52:52 PM

Title: Su'aal: Biyaha ayaa daqiiqad wax ka yar iiga imaada?
Post by: Wiilsoomaali on October 30, 2017, 09:52:52 PM
asc doctor adoo mahadsan biyaha ayaa daqiiqad waxkayar iiga imaada markaa maxaan kudaawaynkaraa
Title: Re: Su'aal: Biyaha ayaa daqiiqad wax ka yar iiga imaada?
Post by: SomaliDoc on November 21, 2018, 08:28:22 PM
Cilladda biyo-baxa waa arrin ay ka sheegtaan rag badan, fadlan ka baro qoraalkaan waxyaabaha keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0)
Haddii aad u baahan tahay latalin toos ah, fadlan dhakhtarka kala xiriir bogga Facebook-ga: https://www.facebook.com/HealthySomalia/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/)