Somali Medical Forums
		Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Raanow on March 01, 2018, 10:15:27 PM
		
			
			- 
				Asc Dr. Labada kalyood ma yaraan karaan ? 
			 
			
			- 
				Kalyaha haday howlgabaan way shuuqaan, cabbirkoodane wuu yaraadaa, waxaana loo yaqaanaa "renal atrophy" waxaa badanaa lagu arkaa dadka kilyaha laga dhaqo iyo dadka kilyahooda sidii la rabay aysan u shaqeyneyn sida dadka macaanka aan kontaroolnayn qaba.