Somali Medical Forums
		Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Libaaxa layrta jiifa on April 18, 2019, 07:02:45 PM
		
			
			- 
				Doctor waan ku salaamay marka hore 
 
 waxaan ka cabanayaa Timaha oo iga daadanaya nafaqo darro awgood doctor ban u tage wuxuuna iisoo qora Kaniinka PERFECTILE 40 xabo waan cunay waxna iskama hayo ee walal ma isticmaali karaa Basasha maxaadse igula talin lahaydeen