Somali Medical Forums
		Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daacad1 on November 07, 2019, 05:41:59 PM
		
			
			- 
				Asc run ahantii aad ayan ula dhacay
 Sida hufan ee aad ula shaqeyneysan
 Bulshada waxan ahay wiil arday ah wax ka barta dalka gudihiisa somaliya waxan
 Jiraa 23 jir waxn isku arkay walwal badan mudo sanad kahor wn baray sida LA ii hayo aniga oo tixraacya siyaabo badan
 Balse markii danbe waxan isku arkay
 Calamadaha (depression) ka wxn cadeysn
 Jiray siikada markii aan yaraa mudo
 5 year ah ayan waday balse wxn
 Isku arkay calamdo sida walwal badan
 Mar walba , misankeyga oo sii kordhaya
 Dhabar xanuun ,goaan qaadasho la,aan
 Naxdin badan ,hurdo la,aan , hadii aan helo
 Firaaqo yar oo fasax ah inan ka cabsado
 Halkii markii aan yara ku farxi jiray
 Fasaxa,waxyaladan ku raxaysan jiray
 Sida dhagaysiga heesaha ,filimada
 Dhammn oo aan dhibsanayo ,walwal mustaqbalka ah, goaan MA qaadan karo
 Totally wll aad ayn u dhereyey balse
 Wax kabadan ayan dareemayaa ilaa
 Hada fadlan I caawi marwalba oo aan isdhaho wax qabo ama nollosha wax ka badal waxbaa I hortaagan plz I caawi
- 
				Asc wr wb. Walal ilahey haka caafiyo. Walwalka ku hayo. Kow. Quraan badan. Is saar.  Salata  faralka ka dib suno tuko Ilahey bari. Dikriga. badan. Aqri. .   Ka dib. Tijaabi inad   Wax. is bedela heshay.  iyo inkale.  ka dib u taag. Dhaqtarka.  Cilmi nafsiga Yaqaan. 
			
- 
				Asc walal wan idin salamay runtii aad ayan uga helaa qabka aad jawabaha u siineysan
 Uma walal hin ah
 Wll wxn isku arkay calool majiir mararka qaar dibiro saxarada mar jieec marna way adag thy wll malinkii howad wll waxan isku arkay in saxaradeydu ay xun thy caloshana la iyara qabanayo kadib wxn aaday farmashi nagu dhawo wuxuna isoo siiyey daawo metronidazole 250mg iyo G-ciprox tablet USP 500mg wn iska qatay dawadii wxna wan yara roonaday ka dib haben ayan aaday aanoo dharagsan oo calolsheydu waxoga ay ku jiran kadib anoo Gymtii sportiga ku jira ayaa caloosha la iga qabtay waliba si saaid ah ka dib guriga ayan iska imaday ilaa habenkii wakhti danbe ayaa laiga fuqay markii an helay waxogaa neef ah marka walal xanuunku ilaa hada waa uu hayaa calamadahasna wan isku arkay dhaman aad kusoo gudbiseen calamadaha calool majiirka walow aan walwal aan laa lkn hada wn ka ficnahy alxm wll marka habenkaa aan gymta tagay dhinca bidix ayaa aad la iga qabtay cuntadeyda wn badalay malmahan wxn cunaa galey iyo caano geel iyo digirta cad , marka walina sidii ayan ahay wll waxadna sheegten in cudurkan uusan suulin dadka walwalka qabana uu ku badan yhy marka mxd igula talineysan
- 
				(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)