Somali Medical Forums
		Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxya62 on April 06, 2021, 10:40:45 AM
		
			
			- 
				Asc wr wb dr waan ku salaamay 
Slan kadib dr waxaa ii jooga cunug 2 sana jir ah marka cunto ayaa diiday markuu cun isdhahaba lalaba ayaa qabaneysa ee maxaa uwanaagsan oo uu qaadan karaa?
Hadda wuxuu quutaa caana liidada iyadu lafteeda safiican uma cabo
 Marka dawo Aan dgibaata ukeeneynin oo cuntada u fureysa ma jirtaa
Mhdsnd dr
			 
			
			- 
				(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)