Author Topic: Ma Mudan tahay in GUURKA degree loo sameyo.  (Read 7585 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Dr.Nasra

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 40
  • Points: +30/-0
  • Gender: Female
Ma Mudan tahay in GUURKA degree loo sameyo.
« on: June 05, 2008, 06:26:50 PM »
  Walaalayaal sidaan wada ognahay GUURKUU waa SUNNAH MUQADDASAH oo EEBE sharciyeeyey.
    Markaan fiirino caalamku siduu ushaqeyo qofaan degree fiican heysan shaqo fiican mahelo. doctor/nurse/pharmacy/engineer/ what so ever, hadaad rabtid inaad kushaqo gasho waa inaad degree heysataa. MUSH!??
          Maxaa GUURKA udiiday in shahaado loo qaato; i mean qofkasta oo muqbil cala zawaaj ah miyeysan kuhabooneen inuu nolashaas iyo mutadallabaadkeeda wax ka ogaado, furuuqda jinsiga kale uu waxkabarto. like psychology of the other sex. for example: hadey mushkilo soo waajahdo Nimanka, inta badan wexey doorbidaan iney aamusaan oo kalinimo kufakiraan, what is called CAVE,ama KAHF iney galaan. Dhanka kale, hadey mushkilo soo waajahdo Haweenka, wexey jecelyihiin iney helaan qof dhagesta oo ay usheegtaan dhibkooda. Marka haweneyda intey kufakiri laheed muxuu ninkan iskugashanyahay?ima jecla sow maahan?and so on, Hadey psychologygiisa taqaan waxaas iyo wax lamid ahba kuma fakirteen oo space bey siin laheed iyadoo mutafahimad ah . Ninkana markuu arko xaaskisa oo shakwoonesa, wuxuu isleyahay tan shakwa badanaa,mey naga aamusto;beynama haduu psychologygeeda fahmaayo,waqtigisa buu wax kasiin lahaa,dhagesanna lahaa wexey tabaneyso.
                    Guud ahaan Ragga iyo Haweenka wexey leeyihiin furuuq ay haboontahay in la'isla fahmo lana takayufo macan; si nolol SACIID ah loogu wada noolaado.
            Ra'yigiina hala ogaado akhyaarta, iney tahay DEGREE inuu ubaahanyahay qofkastoo GUURSANAYA.


الأهم من ان تتقدم بسرعة هو أن تتقدم في الإتجاه الصحيح.


Offline Munim

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 607
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • رضا ك يا امي
Re: Ma Mudan tahay in GUURKA degree loo sameyo.
« Reply #1 on: June 06, 2008, 01:43:40 AM »
A.C Ukhti Dr Nasra shukran calal mowduuc
dabcan guurka sad adigaba u sheegtay waa sunnah muqadasah ama mu'akadah mararka qarna wajib ayuba noqdaa.!!!!!!

meshas waxan kadaremikarna in Guurka usan ahayn arin sahlan, yacni in la isqabo sanadko ama 2sano kadibna la kalo tago iyadoo lagu andacoonayo in la isfahmiwayay ay tahay arin xun
.
                    marka si aysan u dhicin arintas maxa haboon?
waxa haboon in guurka uu noqdaa wax qiima iyo baahi u leh 2da qof oo xayatada wadagaayo tasna waxay ku imankarta iyago u bislaada marxalada guurka, keef yacni?
waxan kawada in uusan guurka noqon mid ku yimada cadifad ku dhalata 2da israba maxa jira cadifada ma ahan wax sii joogtobayo oo waxa ay ku egtahay marxalad mucayan ah kadiban way dhamanaysaa.
mahmahdi somalidana waxay dhahaysay (Xunbo iyo Xiisaba way dhamadaan).
maxa jira hadi an SOMALI nahay waxan aragna in xaladaha guurka ay bateen lakin waxa kasii batay xaladihii furiinka that's mean waxay isguursaden 2das qof iyagoon u bislanin guurka xita hadi ay yihiin dad waawayn,
yacni bislashaha guurka kuma xerna da'da oo waxa ay salka ku haysata hadaba sida ay isku fahman 2da is rabta.
marka awalan iyo akhiirann waxa muhiim ah in 2da qof ay diraso isku sameeyan eyna ogadeen in ay wada dhaqmikaraan iyo inkale yacni dad munasab isku ah ma yiihn mise ma ahan, si aysan u dhicin wax an la mahdinin caqibadooda.
marka guurka degree wa leeyahay lakin ma ahan mid ku xeran sanado yacni may be dad in ay is diraseeyan 1sano ama2sano qarna 5sano ama 6sano hadba 2da israbto sida ay isku fahman ayay ku xerantahay
Thanks all Of U
Education Opens the Doors

Offline Dr.Nasra

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 40
  • Points: +30/-0
  • Gender: Female
Re: Ma Mudan tahay in GUURKA degree loo sameyo.
« Reply #2 on: June 06, 2008, 07:27:15 AM »
W.SALAM Wr.
        Aad iyo aad ayaad umahadsantahay Akh munim for ur comments.
    Waana kugu raacsanahay taxlilintaada. wa yaa reyt dhalinta muqbilinta cala zawaj daraasad uqaataan inteysan cush al xayat azzowjiyah galin, si ay uyareyaan rate of divorce 4 non reasonable excuses.(we all knw abghadul xalaal cindallah inuu furrinka yahay).
                 Let ur ideas be heard akhyaartoy 8)
الأهم من ان تتقدم بسرعة هو أن تتقدم في الإتجاه الصحيح.

Offline MuslimDoc

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 103
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Muslim then Doctor
Re: Ma Mudan tahay in GUURKA degree loo sameyo.
« Reply #3 on: June 07, 2008, 08:16:38 PM »
AKHYARTA SHARAFTA LEH WAXAN IDIN LA JECLADAY IN IDIN SO GUUDBIYO QORAL KA HADLEYSA (GUURKA IYO FAAIY'DADEDA) HADABA DHALINYARTA AAN WALI GUURSAN AYAN LA JECLADAY IN QORALKAN USO GUUDBIYO KA FAAIDEYSTA OO KU DADALA INAAD GUURSADAN NAAFTADA IYO DIINTADA AYAD BABAAD U TAHAY SHAYTANKUNA WA U CIIL IYO MURUUGO.

http://www.somalilandtalk.com/node/1224
The Muslim doctor shares with the Muslim patient the two main characteristics:
the faith in God and destiny, and the conviction that there is a cure for every disease.

Offline Dr.Nasra

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 40
  • Points: +30/-0
  • Gender: Female
Re: Ma Mudan tahay in GUURKA degree loo sameyo.
« Reply #4 on: June 07, 2008, 11:44:04 PM »
Waad kumahadsantahay walal Muslimdoc qoralka kusaabsan gurka iyo faa'idoyinkisa. inkastoo somaligisa aad yara mooddo inuu adag yahay(mise waa kaligey :-[) hadana macno iyo nuxur badan buu xambaarsanyahay.
   waxaa kamid ahaa waxa kuqoran meesha ''Haddaba, waa in ninku guursado waqti hore oo uu ku noqon karo wiilkii
dhale ama walaalki dhale.'' waankuraacsanahay ra'yigaas BISHARD in uu yahay qof mas'uliyad qaadi kara, fahamsan noloshaas,  diraasad kusuubiyey,qaddarinayana.   hadii kale "wadkii dhale'' waa sida qoraalka udhigee, haka mid noqdo. Aham shey waa inuu marku mature noqdo noloshaas guda galaa. Mature nimadana DA' kuma xirna.

                       
الأهم من ان تتقدم بسرعة هو أن تتقدم في الإتجاه الصحيح.

Offline Ugaaas

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Ma Mudan tahay in GUURKA degree loo sameyo.
« Reply #5 on: November 15, 2009, 05:43:49 PM »
AKHYARTA SHARAFTA LEH WAXAN IDIN LA JECLADAY IN IDIN SO GUUDBIYO QORAL KA HADLEYSA (GUURKA IYO FAAIY'DADEDA) HADABA DHALINYARTA AAN WALI GUURSAN AYAN LA JECLADAY IN QORALKAN USO GUUDBIYO KA FAAIDEYSTA OO KU DADALA INAAD GUURSADAN NAAFTADA IYO DIINTADA AYAD BABAAD U TAHAY SHAYTANKUNA WA U CIIL IYO MURUUGO.

http://www.somalilandtalk.com/node/1224

SAAXIIBAYAAAL WAAN IDIN SALAAMAY
SALAANKADIB MAOQDUUCAAAN  GUURKA IYO FAAIDOOYINKIISA MA SHAQEENAYO

FADLAN MID KALE SOO GALIYA


 

Su'aal: Xiniintayda midig way ka yar tahay xiniintayda bidix?

Started by Muwadin_QaranBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 9064
Last post November 16, 2018, 01:43:21 PM
by Sadaq10
Su'aal: "SIIGAYSIGA" dhibaatadiisa maxay tahay?

Started by Feysal_44Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8806
Last post October 26, 2016, 06:57:06 PM
by SomaliDoc
Maxay Tahay Qandhada "Rift Valley"?!

Started by AdminBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 2
Views: 21020
Last post November 14, 2007, 12:08:44 AM
by Doctoor
Su'aal: Maxaa keeni karo qof wadnaha ka xanuunsan, baaristune caadi tahay?

Started by QaysBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9306
Last post June 09, 2011, 10:50:09 PM
by SomaliDoc
Haddii Ay Koronto (Electric) I Qabsato Mar Mar, Caafimaadkeyga Dambe Ma U Daran Tahay?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 9010
Last post April 08, 2012, 05:44:04 PM
by CilmiSabca