Author Topic: Diabetes type 1  (Read 4595 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

sagal

  • Guest
Diabetes type 1
« on: March 17, 2007, 09:31:05 PM »
Marka hore waxaan u hanbalyeeynayaa dadka forum ka sameeyay oo hoosha weyn ka qabtay  waxaana leeyahay hore u sii socda .
waxaab rabaa inaan halkaan idinka waydiiyo  waxa uu yahay diabetes type 1  iyo sida loola tacaali karo iyo wiliba waxa keena.

Waxa aan su aalahaas idiin waydiiyayna waxaa weeyaan  wuxuu iiga dhacay laba cunug oo aan dhalay , marka walaalyaa warbixin fiican iga soo siiya  cudurkaas , wixii su aala ahna waa la isoo waydiin karaa, waad mahadsantihiin walaalayaal.

Sagal.



Somali Medical Forums

Diabetes type 1
« on: March 17, 2007, 09:31:05 PM »

Offline IsseGole

  • Global Moderator
  • *****
  • Posts: 86
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • I am going back to somalia, what about you?
    • Somali Medical student's forum
Re: diabetes type 1
« Reply #1 on: March 28, 2007, 10:21:04 AM »
Hallow Sagal;
I am sorry there is not doctor answered your question, so I will simply give you resources on the web incase you didn't find them yet.
http://www.diabetes.org/type-1-diabetes.jsp
http://www.nlm.nih.gov/medlineplus/ency/article/000305.htm
aad bay u badanyihiin meelaha wax ka qoray diabetes type 1, waana run ahaantii cudur aad khatar u ah oo caruurta iyo dadka young ageka ah badanaa ku dhaca, waxaa dhacda in dadkaasi aysan lahayn beta cells of the pancreas, kuwaas oo soo saara insulinta, marka noloshooda dhan waxay u baahanyihiin insulin, dabcan markii 10 sano iyo ka badan uu hayo cudurku waxaa soo baxa complications mostly vascular and autonomic, waxay saamaysaa badanaa sonkortu nervayaasha, kilyaha, iyo retinada indhaha. Dadaal dheeri ah iyo kontorool badan bay u baahantahay, waxaanay la xiriirtaa genetic and environmental factors, hadalkeedu aad buu u badanyahay.
Mawaaqicda ugu fiican oo wax kastoo medical ah laga helayo waxaa ka mid ah mayoclinic, emedicine, iyo medlineplus.
Hadaad soomaali u baahantahay waxaad tagi kartaa frontpageka mawqiceenaan adoo halkaa ka sii galay SD Country, oo xoogaa loogaga hadlay sonkorta iyo qaybeheeda kala duwan iyo habkii loola tacaali lahaa.
Waxaan filayaa inaad ka faa'idaysato meelahaas, wixii kale waxaan rajaynayaa takhaatiir haddii ay jiraan meesha ku jira inay ka jawaabaan,
Ciise Dheere.
Towards a better healthy Somalia!!
Unless all parts of the society participate equally in the health process, nothing could be expected.

Somali Medical Forums

Re: diabetes type 1
« Reply #1 on: March 28, 2007, 10:21:04 AM »

 

video files - awarenes on diabetes,BP,Joint pain,kindey stones

Started by YasararafatBoard Requests & Recommendations

Replies: 0
Views: 2196
Last post April 20, 2010, 08:50:57 PM
by Yasararafat
Dangerous diabetes drug Avandia on sale in Kenya

Started by AbdulrazzakBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 2367
Last post October 03, 2010, 01:06:39 PM
by Abdulrazzak
Daawooyinka afka ee Sonkorowga (Oral Diabetes Medicines)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 2
Views: 14319
Last post December 05, 2011, 05:55:24 PM
by SomaliDoc
Sidee loo baaraa cudurka Diabetes-ka /Glucose-ka?

Started by HassanSunniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7233
Last post December 21, 2007, 02:38:27 AM
by SomaliDoc
Special Report: Managing Diabetes

Started by MankayBoard Health News and Events

Replies: 2
Views: 2110
Last post January 03, 2008, 10:29:37 PM
by Mankay