Welcome Abu Mucaad
Walaal waan ka xumahay musiibada ku habsatay wadankeena, iyo sida ay kuu saameysay
Kuna soo dhawaaw halkaan.
Hadii aad waxbarasho sii waday waa ok, Medicine waa la mid qeybaha kale oo waxbarasho wadankeenane u baahanyahay.
Gacmo furan ku soo dhawaw
Regards
Dr.Mahdi