Author Topic: Qiso cajiib  (Read 7691 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Munim

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 607
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • رضا ك يا امي
Qiso cajiib
« on: June 10, 2009, 09:01:51 PM »
قصـة واقعيـة
> >
> > هناك امرأة قالت:
> >
> > ما ت زوجي وأنا في الثلاثين من عمري
> >
> > وعندي منه خمسة أطفال بنين وبنات ، فأظلمت الدنيا في عيني
> >
> > وبكيت حتى خفت على بصري
> >
> > وندبت حظي ..ويئست ..وطوقني الهم
> >
> > فأبنائي صغار وليس لنا دخل يكفينا
> >
> > وكنت أصرف باقتصاد من بقايا مال قليل تركه لنا أبونا
> >
> >
> > وبينما أنا في غرفتي
> >
> > فتحت المذياع على إذاعة القران الكريم
> >
> > وإذا بشيخ يقول : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
> >
> > (( من أكثر من الإستغفار جعل الله له من كل هم مخرجا ومن كل ضيق فرجا ))
> > فأكثرت بعدها الإستغفار
> >
> > وأمرت أبنائي بذلك
> >
> > وما مر بنا والله سته اشهر
> >
> > حتى جاء تخطيط مشروع
> >
> > على أملاك لنا قديمه
> >
> > فعوضت فيها بملايين
> >
> > وصار أبني الأول على طلاب منطقته
> >
> > وحفظ القران كاملاً
> >
> > وصار محل عناية الناس ورعايتهم
> >
> > وأمتلأ بيتنا خيراً
> >
> > وصرنا في عيشه هنيئه
> >
> > وأصلح الله لي كل أبنائي وبناتي
> >
> > وذهب عني الهم والحزن والغم
> >
> > وصرت أسعد أمرأه
> > :
> > :
> >
> > منقول للشيخ عائض القرني
> >
> > نعم إنها أعجوبة الاستغفار التي غفلنا عنها
> > ================================================
> >
> > يقول أحد الأزواج ::
> >
> > كلما أغلظت على زوجتى أو تشاجرت أنا وهي أو صار بيني وبينها أي مشكلة أهم بالخروج من
> >
> > البيت من الغضب ....... ووالله لا أفارق باب العمارة إلا وتجتاحني رغبة شديدة في الذهاب للإعتذار منها
> >
> > ومراضاتها............أخبرتها بذلك فقالت لي: أتعرف لماذا ؟؟
> >
> > قال لها : ولماذا ؟
> >
> > قالت بمجرد أن تخرج من الغرفة بعد شجارنا ألهج بالاستغفار ولا أزال أستغفر حتى تأتي وتراضيني
> >
> > نعم أخيتي انه الاستغفار الذي قال عز وجل عنه (( وما كان الله معذبهم وهم يستغفرون ))
> >
> > ألا يستحق أن يكون أعجوبة
> >
> > ===================================================
> >
> > روى الشيخ خالد الجبير استشاري امراض القلب هذه القصة التي حدثت له :
> >
> > أنه كان معرض للتقاعد من عمله وهناك خمسة أطباء من اللذين يعملون معه في نفس المشفى
> >
> > كانو يكنوا له العداوة وأرادو خروجه من العمل .. وعندما عرض له الخبر أصبح مهموما ضائقا شديد الكرب
> >
> > ذهب للمسجد وقت صلاة العصر وعندما خرج تذكر شيئا ً ,,,قال في نفسه -- الأن كل الناس المرضى
> >
> > يأتون إلي لأعالجهم وأنا الآن لا أستطيع أن أعالج نفسي من الهم الذي أصابني__ وتذكر الاستغفار
> >
> > وجعل يردد (( استغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه )) وعندما وصل لبيته يقول :
> >
> > ما إن أمسكت مقبض باب المنزل حتى أحسست براحة واطمئنان عجيبين يسريان في داخلي ........ يقول
> >
> > الدكتور... ولم تمض بعد ذلك سوى سنتين إلا وقد حدث للأطباء الخمسة ما حدث...
> >
> > فقد مات أحدهم
> >
> > ونقل الآخر من عمله
> >
> > وتقاعد الرابع
> >
> > واعتذر أحدهم من فعلته
> >
> > وفصل الأخير من الوظيفة ..............!!!!
> > ================================================
> > سبحان الله كل ذلك يفعله الاستغفار
> >
> > أين نحن من قوله تعالى
> >
> >
> > فقلت استغفروا ربكم إنه كان غفارا}
> >
> > - يرسل السماء عليكم مدرارا
> >
> > - ويمددكم بأموال وبنين
> >
> > {- ويجعل لكم جنات ويجعل لكم أنهارا سورة نوح
> >
> > ===================================================
> >
> > يامن طلقك زوجك ظلما
> >
> > ويامن حرمت من الأولاد
> >
> > ويامن تريد الزواج
> >
> > يامن تريد فرج الله من الهموم التي ألمت بك
> >
> > يامن ضاقت عليك الأرض من المصائب
> >
> > تذكر أن الله معك ولن يخيب رجاءك بالاستغفار
> >
> > وأن جميع ما أصابنا من مصائب الدنيا إنما هو بذنوبنا فالنستغفر الله لتزول عنا
> >
> > وأبشر بعدها بالفرج

> >



Education Opens the Doors


Offline Terror man

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 38
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • و من يتق الله يجعل له من امره يسرأ
    • MUSLIM DOCTORS
Re: Qiso cajiib
« Reply #1 on: June 11, 2009, 06:58:50 PM »
السلام عليكم بعد السلا م جزا ك الله خير الجزا حقيقة هده القصة يدلنا من ثواب كثرة الأستغفار و نسأ ل الله ان يغفر دنوبنا جميعا
فليحد ر الد ين ن يخالفون عن امره ان تصيبهم فتنة او يصيبهم عداب اليم

Offline Najji

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Qiso cajiib
« Reply #2 on: June 15, 2009, 10:44:29 AM »
Sallaams! Sxb I was attracted by your title at first, and was therefore expecting to read something that was written in Somali. However, I was utterly disappointed to see that you've narrated the story in Arabic which is a language that I can't understand and I'm sure many others feel the some way. Would you kindly translate that into Somali or in English?


Thanks in advance!

Offline Munim

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 607
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • رضا ك يا امي
Re: Qiso cajiib
« Reply #3 on: June 17, 2009, 11:52:50 PM »
Xubnaha iyo martida sharafta leh waxan halkan kuso bandhigaya tarjumaada 3 qiso oo cajiib ah oo ay walala iga codsadeen inan tarjumo madama ay ku dhigantahay afka carabiga.
Qisada kowaad waxa ay ku dhacday  Hooyo waxayna hadalkeeda ku bilawday sidan:-            
Waxa dhintay ilmahayga abahooda (ninkayga) anigoo wali sodon iyo dhowr jir ah waxa aan isku dhalnay 5 caruur o gabdho iyo wilal isuga jiro markan waayay ninkayga aya aduunka dhan ila madoobaday waxbadan ayana ooyay  ilaa an u baqay aragayga  in ay dhibato soo gaarto, Wana ka quustay aduunka waxana meel kasta iga  hareereyay murug iyo cabsi maxa jira ilmahayga wa caruur yar yar il dhaqalo fican naga so galena ma haysano waxana biilanjirnay lacag yar uu nooga tagay ninkayga.
Malin malmaha kamid ah anigo qolkayga ku  jira ayan waxa dhagesanaayay idacada qur’anka karimka waxana maqlay nin sheikh ah o dhahayo rasuulkena  Max/ed  naxaris iyo nabadgalyo Allah  korkiisa ha yeelee waxa u yiri ((qofkii badsada danbidhaafka (istigfaarka) Allah subxanah wa tacala waxa u  murug kasto uga badalaa badbaado, ciriiri kastana faraj)) markan maqlay xadiskas kadib waxan badsaday waydisashada an Alah waydisanaayo danbi dhafka (istigfaar) ilmahaygana waxan ku amray sidas o kale.
Lix bil kadib waxa fursad u helay inan qorsheyo mashruuc cusub anigo isticmalayo hanti  aan sas ubadneen oo an horay u lahayn wax yar kadib faaiidada mashruuca waxa ay noqotay malaayin . wiilkayga ugu wayn ilmahaygana waxa uu galay kalinta kowad ee iskoolka heer gobolka dhan ah qur’anka kariimkana   wuu wada xifdiyaydhamantisa  waxa una dadka ka helay xanaanayn iyo ilaalin gaar ah, gurigeenana waxa ka buxsamay kher ad badan nolol barwaqo ahna wa noo bilabatay ilmahayga dhamantooda Allahna wuu ii xifdiyay wana ii hagajiyay  waxana iga tagay xanunki murugada iyo cabsida waxana noqday hoyada adunka ugu farxada badan.
Intas ayu ku dhamaday hadalki hooyada waxana so wariyay qisadan  Al-shekh ca’id Alqarani waxa ana ka fahmeena shekadas faidada ay leedahay waydisashada Aah la waydiisto danbi dhafka.
===========================================================================================
Qisada 2aad iyadana waxa ay dhexmartay nin iyo xaskisa wana sidan:-
Ninka aya hadalkisa ku bilabay sidan:- markasto oo an isdagalno ama isfaham la’an ay na dhexmarto aniga iyo xaskayga waxan jecleesta inan baxo o guriga uga tago caro daradeed
Allah ayan  ku dhartay markan guriga albabkisa tago waxa ii yimaada rabitan aad ah in an xaskayga u tago oo an u cudurdaarto oona raaligaliyo malin ayan u shegay arintan marwalbo igu dhacdo oo albabka guriga an kaso noqdo awodna u yelan wayo inan ka tago guriga markas ayay igu tiri xaskayga ma taqana sababta ay arintas kugu dhacdo markasto ?
MAYA ayan ugu jawabay, markasy xaskayga igu tiri isla marka ad ka baxdid qolka ood iga carotid ama an is dagalno waxan bilaba waydisashada an Alah waydisanayo danbidhafka (Istigfaar) mana joojiyi ila ad kaso noqotid oo ad ila heshiisid.
Cajiiiiiiiib sas ayay ku dhamatay qisadi 2aad oo na tustay faidada ay u leedahay 2 is qaba ama nolosha wadaga waydiisashada danbi dhafka.
=============================================================================
Qisada 3aad oo cajib ah waxa ay ku dhacday nin dhaqtar ah oo ku taqasusay cudurada wadnaha waxa una halis igu jiray in laga fadhisiyo shaqada waxana isla isbitalkas kala shaqayn jiray 5 dhaqaatiir oo kale. Waxa ayna calosha ugu qarin jireen cadawtinimo ad u xun waxa ay ka talin jiren sidii ay shaqada uga burinlahayeen saxibkooda. malinti lo sheegay akhbartii ahayd in shaqada laga fadhisiyay aad ayu u naxay oo ciiri xun ayu  daremay wuuna kurbooday, masjidka ayu aday saladi casir  fikirayuuna iska galay   waxa uu niyada iska dhahay dadka marka ay isbitalka kuguyimadan dawoyin ad u qorta o wadna waanisa adigana hada ciriri iyo kurbo iyo naxdin aya ku haayo mana awodid inad is daweeysid, isla markiba waxa u xasustay faidada ay ledahay danbi dhafka wuuna ku celceliyay danbi dhafka marki uu tagay gurigisa waxa u daremay raxo iyo daganaasho ad u daran oo labtisa ku fiday waxa u dhahay dhaqtarki kama soo waregan 2sano waqtigi shaqada la iga fadhisiyayay  waxana maqalay in musiboyin iyo dhibato  ku habsatay dhaqatiirti shirqolka u maledegijirtay mid wa u dhintay midna shaqada aya laga badalay oo mid ka xun aya lo badalay midna wa laga fadhisiyay shaqada midna waba laga ceyriyay shaqadii midna wuu isoo cudurdartay.
Subxanalah waxas dhan waxa sameeyay danbi dhaf waydiisashda wana hub ad u Qatar ah. Waxana qur’anka kariimka ku xusan  in istigfaarka ama danbi dhaf waydisashada ay daawo u tahay  cuduro badan sida:-
- Qofkii sabool ama faqiir ah si u u helo hanti xalal ah o barakaysan
-2 dii isqaba oo  wali ubad  xalal ah an lagu arzuqin ( aan wali wax isku dhalin)
-Qofki musiiboyin ku habsadeen oona adunka cariri iyo kurbo la noqday.
Iyo waxyabo badan o badan o an halkan kuso kobi Karin.
 kuna bisharayso faraj kher leh o adun iyo akhiro ah hadad badsatid ona daa’intid waydisashada danbidhaafka,
.((استغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه)).
Waxan ka cudurdarana hadi aan melaha qaar si fican u cadaynin wixi karankayga ah wa intaas kher adun iyo mid akhirana Alah nawada wafajiyo dhamanteena. Amiiiiiiiiiin ya rab.
                                                    
                                                            Thanks all of you.
                                                                 E  N  D.



Education Opens the Doors

Offline PrincessMuni

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 595
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Qiso cajiib
« Reply #4 on: June 25, 2009, 02:44:48 PM »
Mashallah... Munim u r a good translator. I could learn the somali from you, that's fantastic job!
قصة جميلة فعلا.
(( من أكثر من الإستغفار جعل الله له من كل هم مخرجا ومن كل ضيق فرجا ))
Intelligence plus character- that is the goal of true education

Dr. Martin Luther King Jr.

Offline Munim

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 607
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • رضا ك يا امي
Re: Qiso cajiib
« Reply #5 on: June 26, 2009, 01:47:45 AM »
Thanks Princess_Muni  ta3liqik wal murur aljamil.
marxab beeki ayi waqt lakin matansiish rusuum dirasah  ;D :D ;D
Education Opens the Doors


 

Caro Rag iyo Ceeb Aduun (Qiso Dhab ah)

Started by dr-awaleBoard Feel Free Here

Replies: 2
Views: 23189
Last post September 04, 2011, 08:00:53 PM
by Nadar
Qiso Cajiib ah

Started by MunimBoard Feel Free Here

Replies: 4
Views: 6938
Last post January 24, 2008, 01:47:01 PM
by MuslimDoc