Medical Student Forums > I want to Study Medicine

Study Medicine in China

(1/5) > >>

Admin:
Members studying or working in China are requested to give any useful information to our members whom are willing to join them.
Any information you give here, will be helpful to your brother.
Regards
Dr.Mahdi

Aaysh:
Ardeyda somaliyeed oo waxbarasho caafimad u aadi jirtay wadanka chinaha oo dhib ka soo waajahay dhinaca viisaha, taasoo sababtay ciyaaraha lagu qaban doono wadanka chinaha,

Kahin:

     
            salaamu alaikum ,
walaal wixii akhbaar ah ee aad uga baahan tahey waxbarashadda shiinaha igala soo xidhiidh e-mailkan mdkahin@hotmail.com
       scw.

Kahin:
Asalaamu Alaikum ,

walaalayaal marka hore salaan qaali ah ayaan u dirayaa iskudubaridayaasha websitkan ilaahey ajar ha ka siiyo .
intaa ka dib waxaan wargelinayaa dhamaan ardeydda soomaaliyeed ee xiisaynaysa in ay wax ka bartaan shiinaha in aan u heynno labo jaamacadood oo medicine ah tayadooduna ay sareyso wixii faahfahin ahna kala xidhiidh ,
 KAHIN EDUCATIONAL CONSULTANTS IN CHINA .
     mdkahin@yahoo.com
geedifarah@hotmail.com
       wsc.

Fardo-laaye:
Jaamacada Jilin University, oo ah mid kamid ah 10ka jaamacadood ee igu sareeya dalka China, kana mid ah 30 ka jaamacadood ee ka sharciyaysan Xukuumada China in ay English wax ku baraan ardayda Ajaanibtah.

 JU (Jilin University) waxay ku taalaa magaala madaxda gobolka waqooyi bari ee CHAGCHUN, kana mid ah gobolada ugu nolosha jaban(maciishada), marka loo eego magaalooyinka kale.

  JU waa jaamacad kaalmaha 10 aad uga jirta boqolaalka jaamacadood ee ka jira dalka China, adigoo si fudud google u waydiinkara
"top ten universities in China" si aad kaalinta Jilin Universityay uga jirto u ogaato.

 waxaa xusid mudan in Koliyada caafimaadka maahne kuliyadaha kale ay ku baxaan luqada Chinese ka, balse caafimaadku uu ku baxo luqada Englishka.

 insha allaah dhawaan ayaan soo gelin doonaa Muuqaalo kamid ah magaalada iyo jaamacada lafteedaba.

 hadaba qofkii danaynaya macluumaadkaas kuwa ka siifaahfaahsan e-mailkaan hoos ku xusan hakala soo xiriiro.

 maaraynta@gmail.com
or
hudayfah115@gmail.com
 
 by: Dr.  Hudayfah & Dr. Maareye

 Thank you So Much

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version