Medical Student Forums > I want to Study Medicine

Study Medicine in China

<< < (2/5) > >>

Oshurie:

--- Quote from: Kahin on July 09, 2008, 02:28:20 PM ---Asalaamu Alaikum ,

walaalayaal marka hore salaan qaali ah ayaan u dirayaa iskudubaridayaasha websitkan ilaahey ajar ha ka siiyo .
intaa ka dib waxaan wargelinayaa dhamaan ardeydda soomaaliyeed ee xiisaynaysa in ay wax ka bartaan shiinaha in aan u heynno labo jaamacadood oo medicine ah tayadooduna ay sareyso wixii faahfahin ahna kala xidhiidh ,
 KAHIN EDUCATIONAL CONSULTANTS IN CHINA .
     mdkahin@yahoo.com
geedifarah@hotmail.com
       wsc.

--- End quote ---
Maa shaa'allah, waxaan hamabalyeeynayaa walaalaha soomaaliyeed ee baranaya amd shaqadoodu tahay takhtarnimo. waxaan ilaaheey ka rajeeynayaa in loo wado noqdo wandankeena hooyo caafimaadka soomalidana heer sare la gaarsiiyo haddi alle idmo. mida kale waxaan jeclaan lahaa in aad warbixin buuxda na siisaan, sida lacagta sanadkii, sida lagu imaan karo, heerka waxbarasho, luqadda wadanka sidee tahay barashadeeda, kharashka maciishadda, buugaagta iyo wixii la mid ah. anigu markaan iska hadlo takhtar ma ahi, laakiinse waxaan u xiiseynayaa caruurteyda oon u doonayo in aan eego meelo kale haddii ay suurtoobi weyso meeshan oon joogo oo ah London. haddii alle idmo sannadka soo socda ayey dhameyn doonaan dugsiga sare, waayoo meeshan tartanku aad ayuu u badan yahay. waad mahadsan tihiin dhammaantiin.

Hanna:
I didn't know there was that many Somalis in China :)

Does anyone know the number of Somali students there?!

Abdiqani:
ASC WR WB..
waxaan halkaan ka salamay dhamaan asxaabta sharafta leh ee ku xiran ama ka shaqeesa websitekaan ... Jazaka Allah...akhyarta sharafta leh waxan rabaa inaad ii sheegtaan jamacahadda ugu fiic fiican ee ku yaal china ama caasimadda Beijing ee bixiya Medicine oo English Medium ah????

Waa Bilaahi Towfeeq

Roble:
The best university in Beijing is Beijing medical university,capital university, china medical university all of them
the top universities in china that is English media.if u want more information about them u can search from the
goggle.

Roble:
Oshurie
 Walaal hadaan warbixin kaa siiya wadankaan waxaa jooga soomaali badan oo wax ka bartaan
waxa ay barataana waxaa ugu badan medicalka xaga nolashana waa iska jabantahay inkastoo
ay magaalooyinka ku kala xirantahay xaga waxbarashadana lama mid ahan meesha aad joogta
inta waa mbbs halka wadamada yurub iyo america MD ka tahay qaabka wax barashada ay
jaamacadaha u bixiyaana waa as research ma ahan as clinical waa inta farqiyada kaliya u dhaxeeya
intaasna aradayga ayee ku xirantahay sida uu u dadaalo  waxaana sii dheer waqtiga oo yar 5years kaliya
waaye marka halka jaamacadaha badanaa ay yihiin 6years marka waa dareemi karata intaas waxaa macquul
maada 2year lagu barto waxaa ku baraneysaa 1year maadadii ay jaamacadahaas 1year ku bartaana 1 semister
luqada chineseka ku hadalka waa un leyska barankaraa waxa dhibadan waa qorista oo aad u dhibadan.
xaga buugaagta haduu qofka jooga magaalooyinka waaweyb sida beijing iyo shang hai waa la heli karaa laakiin meelaha
kale waa adagtahay sida lagu helaa, laakiin meesha aad joogta ayaadba ugu soo iibin kartaa.
  waa intaas warbixinteyda.

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

[*] Previous page

Go to full version