Author Topic: SU'AAL??? KU SAABSAN GALMADA FADLAN IGA CAAWI  (Read 4730 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamuud

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
SU'AAL??? KU SAABSAN GALMADA FADLAN IGA CAAWI
« on: June 05, 2010, 09:13:59 AM »
WAXAAN AHAY NIN DHALINYARO AH, OO XAAS LEH DHAWAANTAN WAXAN ISKU ARKAY IN MARKA AAN DAMCO IN AAN GALMO LA SAMEEYO XAASKAYGA MARKA HORE XUBINTAYDA TARANKA WAA KACAYSAA LAAKIN MARKII AAN CABAAR HAWSHA WADO AYUU IGA DAMAYAAA IYADOO AYSAN WALI BIYIHII IGA IMAAN.
WAA ARIN IGU CUSUB. FADLAN WAXAN KA CODSANAYAA DHAKHAATIIRTA MAXAAD IGULA TALIN LAHAYDEEN??



Somali Medical Forums

SU'AAL??? KU SAABSAN GALMADA FADLAN IGA CAAWI
« on: June 05, 2010, 09:13:59 AM »

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 3695
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL??? KU SAABSAN GALMADA FADLAN IGA CAAWI
« Reply #1 on: June 07, 2010, 06:09:02 PM »
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada
Howlgabka Kacsiga
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo boggaan "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Follow him on:
     

Somali Medical Forums

Re: SU'AAL??? KU SAABSAN GALMADA FADLAN IGA CAAWI
« Reply #1 on: June 07, 2010, 06:09:02 PM »

 

Su'aal ku saabsan jirka dhexdiisa iiga socdo hawo guureyso?

Started by Maxamed1969Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4237
Last post August 13, 2010, 03:34:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan gooryaanka caloosha iyo wax yeelada uu ugeeysto qofka qabo?

Started by DeeriusBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5909
Last post October 27, 2012, 09:40:12 PM
by SomaliDoc
Warbixin guud oo ku saabsan waxbarashada ee dalka masar:

Started by Dr.HabiibBoard I want to Study Medicine

Replies: 0
Views: 7494
Last post September 04, 2011, 04:19:01 AM
by Dr.Habiib
Su'aal ku saabsan xubinta taranka raga iyo yiridka?

Started by AadaarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8211
Last post October 02, 2010, 08:11:06 AM
by SomaliDoc
Su'aalo ku saabsan siigeysiga iyo finanka wajiga?

Started by SeidBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 20069
Last post February 24, 2011, 10:54:29 AM
by SomaliDoc