Author Topic: Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?  (Read 7152 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Qaashii

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?
« on: December 26, 2010, 01:15:52 AM »
 
             Asalaamuu calaykuum
      Waan idiin Salaamay. shaqaalaha Xiriirka Caafiimaadka Soomaaliyeed.
      Waxan docdor ku weeydiin lahaa. Suuaal ku Sabsaan Condom.
      marka aan istiicmaalyo Condom. Ciinjiirka galmaada afkiisa hore. waxa
      yar miiyaa laka jarii kara. hadii aan afkiisa wax yar ka jaro. maxa ika
       soo gaaraaya. docdor bar ii faafaahii
        Waad ku mahasan tihiin bogiina Xiriirka Caafiimaadka Soomaaliyeed



Offline Mohamed414

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Mohamed Abdi Osman
    • www.somalidoc.com
Re:Jawaab Ku Saabsan Su,aashii Condom-ka.
« Reply #1 on: December 26, 2010, 03:07:01 PM »
 Salaama Caleykum Qaashii.

Walaal su.aashada ku saabsan Condom-ka, Hadii aan isku dayo inaan kaga jawaabo, Looma baahna inaad wax ka jarto Condomka, Waayo Condomka qofka isticmaalaya waxaa loogu tallo galay inuu u gashado sida ku haboon balse looguma tallo galin inuu jaro qayb ka mid ah Condom-ka hadii ay ahaan lahayd caaradiisa amase meel kale.

Runtii Condomka,waxaa u isticmaalaya inuu wax ka difaaco, hadii aad wax ka jarto waxaa ku soo gudbi karra wixii aad ka gashaneysey. Markaas Waa Mamnuuc in wax laga jaro Kondom ee sida ku haboon ku isticmaal.

Hadii dhaawac soo gaaro Condom,waxaa ku soo gudbaya [ Sperm-tii ] amase qofka kale ayey si toos ah ugu dhaceysaa sperm-tu markaas looma baahna in Wax dhaawac ahi soo gaaro Cinjirka aad isticmaaleyso,Waxaana loo xirtaa Cinjirka amase condom-ka taxadar aad taxadareyso sidaas ula soco.

Mahadsanid.
"If The Doctor Cures, The Sun Sees It; If He Kills, The Earth Hides It."

Offline Hibaaq

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?
« Reply #2 on: March 13, 2011, 11:56:51 PM »
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

Offline Abdulrazzak

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 112
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?
« Reply #3 on: March 14, 2011, 02:03:21 AM »
Funny

Offline Hassan Bile

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 27
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?
« Reply #4 on: March 14, 2011, 01:02:51 PM »
hadiiba aa afka ka jareysid maad iska dhaaftid oo si fiican u raaxesatid sxb,

Offline Abdulrazzak

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 112
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?
« Reply #5 on: March 14, 2011, 02:22:18 PM »
Ma maqal in afka laga jaro

Offline Abdulrazzak

  • Sr. Member
  • ****
  • Posts: 112
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?
« Reply #6 on: March 14, 2011, 03:26:32 PM »
waxaa  haboon in aad  si fiican u isticmaasho condom ka hadii kale adiga ayuu dhibaato kuu keenayaa

Offline Qaashii

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?
« Reply #7 on: April 12, 2011, 11:58:38 PM »

            asalaamuu calaykuum
      Waan idiin salaamay shaqaalaha caafiimaadka. iyo dhaliinta dooda
     ka qeeyb qataay. abdulrasak iyo Hassan bile waad salaaman tihiin.
     aniga waxa aan ka hadlaay waa condom. waxa uu ka kobaan yahaay
    dhawr iyo toban nooc. oo kala jaada ayuu ka kobaan yahaay. kan arkay
   waa mid aan xagiisa hore. aan daalool lahaayn. kan arkay waa kaas
   condomkuna waxa uu bahaan yahaay. waa barasho bar idiinka
   rayiikiina. waad ka hadlii kartaan nabaadeey

Offline Dr rashiid

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Ciinjiirka Galmaada Afkiisa Hore?
« Reply #8 on: August 06, 2011, 04:02:15 PM »
ascww,
hadaan isku dayo inaan ka hadlo arinkan kondhomka. mida koowad  ama kondhom ha ahaado ama agab kale oo caafimaad ha ahaadee looma baahna in qofka isticmaalayaa siduu doono ka yeelo. takale afka konhomka wuxuu leeyahay faa'iidoyaw ay ka mid tahay in la qabto afkaa malagashanayo ama la iska saarayo koondhomka si looga ilaaliyo dhaawac soo gaadha awgeed, hadii kale shaqadii loogu tala galay qaban mayo

mahadsanid

 

Su'aal: Biyo-bax degdeg ah marka hore kadibna wuu daahaa, maxaa keeni karo?

Started by DiinowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8486
Last post April 08, 2011, 08:37:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waan naxaa markaan hawl aanan hore u qaban jirin qabanayo?

Started by Saleeban AxmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1164
Last post October 05, 2015, 11:40:31 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Hore iyo imika wakhtiyada qaar waan kacsadaa balse........?

Started by CaaqilBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8587
Last post December 27, 2010, 07:13:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Habaynki hadaan damco in aan xili hore sexdo iga so dhicimayso?

Started by JanaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 636
Last post February 08, 2016, 02:05:43 PM
by SomaliDoc
Cukur ama Jalaqley la kabay + faraha hore aan shaqeyneyn

Started by LibaanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 1671
Last post August 23, 2013, 12:58:50 PM
by SomaliDoc