Somali IDB students assciation in YEMEN waa urur mideeya ardayda soomaliyeed ee wax kabrata dalka yemen deeq waxbarashana ka heysata bangiga islaamaka ah ee horumarinta(Islamic Development Bank).
wuxuu uruku tiigsanayaa sidii loo heli lahaa aqoonyahanno isku xiran oo leh ujeedo mideysan, fikir mideeya, maamul mideeya, si ummaddeena soomaaliyeed loogu adeego.
haddaba waxaan halkana kusoo dhoweyneynaa dhamaan afkaartiina kaladuwan, anagoo rajeyneyno inaan kala faa'iideysan doono aqoon, khibrado, afkaar kala duwan iyo in sidoo kale aan kuwada xiriino halkaan,,,