Author Topic: MACMACAANKA IYO GALMADA  (Read 7938 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline GEEDOOW

  • Newbie
  • *
  • Posts: 21
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
MACMACAANKA IYO GALMADA
« on: February 19, 2011, 06:08:29 PM »
 NIN CAADI AH, HADII UU CUNTADA SOKORTEEDU EEY BADAN TAHAY IYO WAX YAABAHA MACAAN OO DHAN UU KA CAADI DHIGTO, WAX MA U DHIMI KARAAN NINKA GALMADIISA AMA MA U KEENI KARAAN DABARDARRO AMA CAAFIMAAD DARRO KALE ?





Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4621
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: MACMACAANKA IYO GALMADA
« Reply #1 on: February 19, 2011, 07:02:18 PM »
Wax xiriir ah kama dhaxeeyo cunidda macmacaanka iyo galmada.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Follow him on:
     


 

Su'aal: Maxaa sababa xanuun ku yimaada raga xiliga galmada?

Started by Shamso MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 9971
Last post September 16, 2015, 02:20:23 PM
by SomaliDoc
Su'aalo: Caadada Wareersan? Galmada Badan? Xilliga Uurqaadka?

Started by CaaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36792
Last post January 01, 2011, 08:43:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Kiniinka awooda galmada maxuu udhimi karaa caafimaadka?

Started by TimocadeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10960
Last post March 31, 2017, 07:43:12 PM
by SomaliDoc
Suáal: Cudurka macaanka galmada ma layskugu gudbiyaa?

Started by Ahmed333Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14795
Last post June 12, 2009, 12:08:53 AM
by SomaliDoc
SU'AAL: DHIBAATOOYINKA EEY KEENAAN DAAWOOYINKA GALMADA LOOGU KAALMEEYSTO?

Started by GEEDOOWBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 9
Views: 56817
Last post June 05, 2011, 06:41:43 PM
by SomaliDoc