Author Topic: Su'aal: Ma is dhihi karnaa dhareerka waa cudur xun mase wa wax caadi ah?  (Read 3524 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Buraale

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  ma is dhihi karnaa dhareerka waa cudur xun amase wa wax caadi ah , aniga habeenkii aad ayaan u dhareeraa , candharero macnaha , marka subixii waxan so kacaa aniga oo candhoof badanaa aan afka ku hayo , barkintaydana way qoydaa , maxaa tallo ah arintaa. ilaa dhowr sano sidaa ayaan ahaa ,



Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4132
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3111.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Follow him on:
     

 

Su'aal: Baaritaanka dhiiga malagu ogaan karaa cudur kasta?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1443
Last post October 19, 2016, 07:18:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudurka ilka dawacadu ma cudur jiraa mise?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 8151
Last post May 20, 2012, 01:27:19 PM
by SomaliDoc
Isbitaal Banaadir oo la gaarsiiyay dad uu soo ritay cudur Shubanbiyoodka....

Started by DrkheyreBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 1856
Last post April 27, 2011, 06:03:54 PM
by Drkheyre
Su'aal: Cudur ka hayo dhabarka ilaa faryarta lugta?

Started by Ibnu muhammadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 1317
Last post September 11, 2015, 12:51:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudur xanbaare ayaa tahay ayuu igu dhahay?

Started by Sanca222Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 930
Last post April 11, 2016, 03:06:54 PM
by Samawade5151