Author Topic: Su'aal: Ironkayga oo yar?  (Read 3581 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Raaliyo

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 42
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Ironkayga oo yar?
« on: May 31, 2011, 09:04:56 PM »
 :'(  s/c
dhamaan waan idin salaamay asxaabta isugu timada webkaan gaar ahaan dhamaan dhaqatarada hagarlaanta ugu shaqeenaya walalahood sualaha soo waydiisata bacda salaan waxaan rabaa inana weydiiyo walalaheey dhaqatarada ah inay iga jaahil bixiyaan IRONKAYGA BAA YAR BAY DHAHEEN waxay dhaheen dhiigaaaga hamagaolibnka waxaad haysataa 10,75 cabirkaas markaa bal ii sheega ilaa intee laga rabaa dumarka  levelka laga rabo iyo waliba dhibato ma keeni karaa haduu dhaco maxaana laga kordhin karaa daawo ama cunto.

                                                       waad mahadsan tahay




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ironkayga oo yar?
« Reply #1 on: June 05, 2011, 08:02:28 PM »
Heerka hemoglobinka haweenka wuxuu u dhaxeeyaa 12.1 ilaa 15.1 g/dl, haweenka uurka leh: 11 illaa 12 g/dl.

Cabbirkaaga ma xumo heerka uu joogo.

Halkaan ka akhriso xanuunka dhiigyarida iyo dhibaatadiisaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,251.0.html

Halkaan ka akhsriso cunnada sare u qaado Birta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1721.0.html

Daawooyinka sare loogu qaado bir yarida waxaa ka mid ah daawada feerrada.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: