Author Topic: Barashada Caafimaadka iyo Sudan  (Read 13549 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Online Admin

  • Administrator
  • *****
  • Posts: 1489
  • Points: +60/-0
  • Gender: Male
  • Towards a better peaceful and healthy life!
    • Somali Medical Association
Barashada Caafimaadka iyo Sudan
« on: October 27, 2007, 01:29:44 AM »
Somaliya markii laga reebo, Sudan waxa ay noqotay wadankii ugu badnaa ee somalida ka barato cilmiga caafimaadka.
Sanadkaan ayuu ahaa sanadkii ugu badnaa oo ardayda somaliyeed ee loo aqbalo caafimaad, ardaydaas oo ka kala timid somaliya goboladiisa kala duwan.

Mida keyneysa in somalida aad ugu soo badato wadanka sudan, kana barato caafimaadka ayaa loo celinayaa sababahaan awgeed:
1- Sudan kama foga wadanka somaliya wax dhib ahne lagama maro soo galitaankeeda.
2- Sudan oo dawr wayn ka ciyaarta soo dhaweynta dhalinta somaliyeed oo dooneysa inay wax ka barato wadankeeda.
3- caafimaadkeeda oo jaban, taye sarane leh.
4- Somalida oo aad ugu badan wadankaan, xitaa gobolada ku faafsan, caafimaadka laga barto goboladane aad ayuu uga raqiisanyahay midka laga barto caasimada.
5- Fursado deeq waxbarasho, ama mid lacag iska yar la siiyo ardeyda calaamado fiican dugsiga sare uga qalin jabiya.

Hada ardeyda caafimaadka ka barato wadanka Sudan 200 kor ayey u dhaafayaan kuwaas oo jaamacadaha wadankaan wada dhigta, caasimad iyo gobolba ku faafsan.

Ardeyda soomaliyeed ee caafimaadka loo soo aqbalay sanadkaan oo u badan kuwo gobolada ku yaala, kuwaasi oo wax dhibaato la kulmi doonin maadaama gobol walbaba somali uga horeyso ayaa ka dhigaya in gobolada ay somalidu dortaan maadaama qiimo jaban iyo shahaado heer sare ay ka helayaan.

Ardayda somaliyeed ee caafimaadka ka barato wadanka Sudan ayaa iskugu jira, kuwa ka yimid Somalia, wadama carabta, europe iyo mareykanka.

Dr.Mahdi



"you never cure a patient, you treat pain often but you always comfort the patient."
www.somalidoc.com


Offline Munim

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 607
  • Points: +15/-0
  • Gender: Male
  • رضا ك يا امي
Re: Barashada Caafimaadka iyo Sudan
« Reply #1 on: October 27, 2007, 03:25:54 PM »
Thanks ADMIN.
Waxan rabay in aan ku daro in All somali Medical students in Sudan ay leeyihiin Jamciyad ama Dalad Kulmisa dhamantooda xarunteedana ay tahay Khartoum waxa ayna ledahay jamciyadas 2 gole gole fulin ah iyo gole Shuura ah waxa ayna dhisan tahay mudo 2sano ah oo hada dowradii 2aad ayay maraysa waxa ayna qayb wayn ka ciyaartay in ay isbartaan ardayda somalida ah o cafimadka ka barta Sudan kuwas oo tiradooda 200kor u dhafayso oo ku kala qaybasan dhaman gobolada dalka sudan waxa ayna leeyihiin kulan sanadla ah oo lagu qabto khartoum. sidoo kale ardada qalinjibisa iyaga waxa ay ka yihiin xubin sharafeed.
Thanka all of U.
Dr Munim
Education Opens the Doors