Somali Medical Forums
Welcome,
Guest
. Please
login
or
register
.
1 Hour
1 Day
1 Week
1 Month
Forever
Login with username, password and session length
Home
Help
Login
Register
Somali Medical Forums
»
Diseases and Conditions
»
Qaybta Su'aalaha
(Moderator:
SomaliDoc
) »
Su'aal: About saltin formation?
« previous
next »
Print
Pages: [
1
]
Author
Topic: Su'aal: About saltin formation? (Read 3972 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Nuur12
Jr. Member
Posts: 49
Points: +0/-0
Su'aal: About saltin formation?
«
on:
July 27, 2011, 11:14:37 AM »
salaan qaali ah ka dib waxaan rabaa dawada la sameeyo ee loo isticimaalo fiixda
ee dareeraha ah cabirka iodinta iyo cabir ka water ka ah sida aan aamin sanahay waa
200ml oo iodin ah iyo 1000ml oo water ah maxaa iga qaldan ii saxa dr markale salaa sare
WAAD MAHAD SAN TIHIIN
Logged
SomaliDoc
Moderator
Posts: 4709
Points: +3/-1
Gender:
Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
Re: Su'aal: About saltin formation?
«
Reply #1 on:
July 29, 2011, 08:13:17 PM »
fikradda guud waa in la khafiifiyo daawadan Iodine waxaana la yiraahdaa markaas "Diluted Iodine" inta la isku darayane waxay ku xirantahay percentage-ka iodine-ka aad rabto in aad samayso, taasina waxaad kala xiriirtaa qofka kuu soo qoray.
Logged
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (
Internal Medicine
) Cudurada Faafa (
Infectiouse Diseases
) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (
Tropical Medicine
), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "
SomaliDoc.com
" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.
Igala Soco:
Print
Pages: [
1
]
« previous
next »
Somali Medical Forums
»
Diseases and Conditions
»
Qaybta Su'aalaha
(Moderator:
SomaliDoc
) »
Su'aal: About saltin formation?