Author Topic: Su'aal: Shakisanaan in aanan qancin xaaskayga?  (Read 5299 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdirashiid

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Shakisanaan in aanan qancin xaaskayga?
« on: September 25, 2011, 11:19:02 PM »
waan idin salaamay
wall waxaan ahay wiil dhalin yaro ah marka u horeesa biyuhu markiiba way iga yimaadaan marka labaadna shan daqiiqo gudahood ayay igaga yimaadaan markaa taas ma xanuun ayaa keenaya mise waa arint aan dadka kala mid ahay
waan markii labaad aan idin waydiyo jawabteedana waan sugayaa wal




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Shakisanaan in aanan qancin xaaskayga?
« Reply #1 on: September 27, 2011, 10:14:07 PM »
Biyo-bax dagdag ah waa xaalad ay badanaa ragga ka sheegtaan, waxaadna warbixinteeda ka helaysaa boggaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Cabdirashiid

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Shakisanaan in aanan qancin xaaskayga?
« Reply #2 on: September 28, 2011, 09:07:39 AM »
wll adoo mahadsan ducaysan oo aan ilaahkaaga barayay in uu danbigaaga ii kii waalidkeenba dhaafo bogii aad ii dirteen waan akhriyay hanada suaashii ahayd 5 daqiiqo gudiheed ama ka yarba in aan ku biyo baxo ma xanuunbaa wali kama qancin markaa haday xanuun tahay sidee loo daawaynkaraa

Offline Hassan Bile

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 27
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Shakisanaan in aanan qancin xaaskayga?
« Reply #3 on: October 02, 2011, 07:40:49 AM »
laakiin ogoow shandaqiiqo oo sexy ah waa waqti fiican. Tusaale hadii aad ula jeedid dhaqso ayey iga imanayaan oo foodeey iga saaranyihiin waa gooni lkn shandaqiiqa waa waqti macquula just foreplay ama istiimin fiican samee ka dib shandaqiiqo wey ku biyo bixi kartaa hadey cafimad qabto. Hadii aad rabtid waqti intaas ka badan isticmaal dooz forte kaniiniga la dhaho wax dhiba ma laha waa macaadin vitamins iyo herbals  mahadanid


 

Su'aal: Dhiig Brown Clour Ah Oo Xaaskayga ka Socda iyadoo 9 weeks pregnancy ah?

Started by Mohamed2012Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 23087
Last post January 29, 2012, 12:22:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markii aan xaaskayga damco, waxba ma awoodo?

Started by Nuur12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 6409
Last post March 12, 2012, 07:03:26 AM
by Hassan-Deeq
Su'aal: Guska oo iga damo markaan xaaskayga damco?

Started by Dhoore12Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 16575
Last post July 14, 2016, 08:55:28 PM
by Libaaxsane
Su'aal: Maxaa u sabab ah dildilaaca dibnaha xaaskayga?

Started by Mohamed Osman HassanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4639
Last post February 08, 2016, 02:21:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xaaskayga ayay wareega cadeeda tahy 35 ama 36?

Started by Ridwaanhaaji114Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3164
Last post June 03, 2016, 08:21:28 PM
by SomaliDoc