Author Topic: Su'aal: Wiilkeyga habeenkii wuu kaadiyaa?  (Read 4051 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Deeqcali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Wiilkeyga habeenkii wuu kaadiyaa?
« on: November 08, 2011, 05:48:45 PM »
Asc waxaa u baahanahay in leyga caawiyo jawaabta su'aashayda waxaa ii jooga 3wiil kan ugu weyn wuxu jiraa 7sano kan 2aadne 6sano kan 3aadne 4sano kan ugu weyn waxan uga maara la'ahay habenki wuu isku kaadinaa mararka qaar habeenki waa marka uu wax cabo inta uusan jiifan laakin kuwa kale ee asaga ka yar ma isku kaadshan habenkii way uso kacayaan musqusha




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Wiilkeyga habeenkii wuu kaadiyaa?
« Reply #1 on: November 21, 2011, 09:03:19 PM »
Qoraal ku saabsan isku kaadinta caruurta, halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,447.0.html
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Habeenkii oo qeybna la hurdo qeybna?

Started by DalmarowBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6888
Last post February 08, 2019, 09:19:52 PM
by SomaliDoc
Suáal: Maxaa keena qarqaryo saaid ah dididka habeenkii?

Started by Saiid6666Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15691
Last post September 07, 2009, 10:37:35 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Habeenkii afka ayaan ka neefsadaa sanka wuu ii cabburmayaa?

Started by Axmed143Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6150
Last post January 09, 2016, 04:57:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Riin habeenkii markaan uurka lix bilood dhaafo?

Started by Dahabo67Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2850
Last post July 24, 2017, 04:05:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Weligey habeenkii riyo darteed iskuma qoynin?

Started by AnwarkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5608
Last post August 02, 2018, 06:55:02 PM
by SomaliDoc