Author Topic: Mi fiyaawi, caafimaad maddoo yaas fiiriyee!.  (Read 12324 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline CilmiSabca

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 344
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
  • Kas & Kamma' Kibir Looma Kaco.
Mi fiyaawi, caafimaad maddoo yaas fiiriyee!.
« on: December 05, 2011, 01:31:08 AM »
Jeellaa falleertiis i fajhi fajheeyey, fikir i dhipaa ii fureey.

Fikir i dhipaa ii fureey, i fidsanaayey, mi fiyaawi.

Fallaay i galool haang, fuu fuujhiyee, wal fooladaw haang, i furoy ley guree.

Faraaghi ho helloo hortiyee fadheedoni, do feyllaheegii wal oo farriiriyee.

Faay i neped i salaang ley faruurimee, farnaa ley guree faruuryo aamee.

Maddoo i fiiriyee
maddoo anii is fiiriyee
maddoo yaas fiiriyee
maddoo cafimaaad falee, fiik fiik i dhibee!. Mii fiyaawi mii fiyaaaaawi..!.


Talo SAARO Allaah