General Discussions > Feel Free Here
Hambalyo, Hambalyo
Dr.Hersi:
thanks walashis dr noora ,
ardayda hada xaflada loo qabtay kuligood horta waxay ka qalin jabiyeen medicine , waxayna iskugu jiraan labadii sano ee la soo dhaafay, tiradooduna waxay gaaraysaa 21 ,
waxaa jira hadaba arday badan oo sanadihii la soo dhafay qalin jabiyey jamacado badan ee sudan kuwaas oo badankoodu safray , tiradona aanan wali helin,
majaalka medicine iyo waxii la xiriira halkan sudan arday badan baa dhigata sida ardayda dhigata lab technoloy, x-ray , public health , biochemstary, itc ,
Dr.Noora:
Masha Allah waa wax farxad leh really in medicine career ee arday saa u badan kaqalin jibiso sanad walba , intaas aaba noogu filan fakhr iyo ictizaaz insha Allah alf Mabrook wa cogbaaal il baqiya
Dr:Noora
Geeljire:
All GC-2007,,
Congratulations!!
Love seeing Somali people becoming successful and moving on top. It’s an indescribable feeling, if you’d ask me.
Again well done and good lucky for the future,,
Geeljire
Munim:
waxa meshan uga hambalyeena walakay ahna sxbky Dr.Abdul Aziz A.Shakur (Kasala) munasabada qalin jibintiisa kuliyada cafimadka jamacada KASALA ALf Alf mabruuuuuuuuuuuuk wa cuqbaal diktoorah iyo CIRIS
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version