Author Topic: Su'aal: Xanuun xaga bogaa?  (Read 4871 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline BUREEQO

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Su'aal: Xanuun xaga bogaa?
« on: March 07, 2012, 11:22:51 AM »
Asalaamu calaykum waraxma, bacda salaam idinkoo raliya waxan jeclahay inaad ii ga jawaabtan su aashan ah in mudaa waxaa la iga hayey qumanka waxaan ucuni jirey ampiciln  badan ama aspirin ilaa iminka dhuuntu sidii bay ii xanuntaa lakiinse ima bararto in muda ah ka dib waxaan bilaaay in boga la iga qabto sidii hur laakiin iminka waxaa iigu daran boga dhinaca midig oo aad moodaysid inay wax imarmarayaan ilaa dhabarka waxaa la iigu sheegay inuu gaas ihayo hadaan omperazoleka gaaska cunayna waa sidiisi waxba iga marmarya bogaha feeraha hoostooda dhinaca bidix aad uma da weyni waxaa ahy ilaa 20 jir gabadha wax qandhaa malihi laakiin waxaa igu daran boga ay wax iga marmaraayann oo dhinaca midiga ilaa feerah hadaba arintaas wax la talina iga sii fadlan...........

by bureeqo




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuun xaga bogaa?
« Reply #1 on: March 10, 2012, 05:29:58 PM »
Talooyinkaan qaado:
1- Jooji aspirinka oo ah sababta ugu koowaad ee gaaska kuu keentay
2- Ka fogow cunnada kiciso gaaska sida saliidaha, dufanka, suugada, dhandhanaanka, cabitaannada aashitada leh, cunnada khamiirka ku badan yahay
3- Daawada omeprazole-ka raadso mid tayo leh, waxaadna dhamaysataa koorsada loogu talo galay, haddii bakteeriyada gaaska lagaa helayne la qaado daawooyinka kale ee loogu talo galay ciribtirka bakteeriyada gaaska.
4- Haddii xanuun ku qabto la tasho takhtar inta aadan daawooyin isku qorin.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 36616
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 36232
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 26813
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 45595
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 50299
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc