Author Topic: Su'aal: Daal ma tiihaal?  (Read 5747 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dr baddal

  • Newbie
  • *
  • Posts: 14
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Su'aal: Daal ma tiihaal?
« on: March 28, 2012, 02:51:17 PM »
Asc Somali doctors, salaam ka dib, waxaan qabaa su'aal, waana sidan:
 waxaan ahaya male, age-keeyku waa 25, waxaan ahay arday, medical history-geeyga waxaa ka mid ah in mudda lix bil ka hor ah aan sameeyay thyoid test, jawaabta waxeey noqotaya TSh oo sareeysa lkn t3 iyo t4 waa normal,  kaniniin ayaan qaattay waana fiicnaaday,  waxaan kaloo qabaa glaucoma,waxaan u qaataa daawa la dhaha timolol haddane waa stabel, intaas waa taariikhda caafimaad.

su'aasheeyda waxeey tahay, hadda markii aan quf la dooda, ama la sheekeeysanaaye oo aan cabbaar hadla waxaan dareemayaa energy la'aan ana daal, waxaa I wareeraya madaxa waxaan jecleeysanayaa qufka aan la hadlaayo inuu hal mar dhinc ii dhaafa si aan warka u soo xira, waxaa dareemayaa sidii aan  dhulka ku dhici rabaa, waxaan I dhibaya istaagga, waxaan dareemayaa wadna garaca tira badan mar marka qaar waxaa I qabta lalabo, lkn walogeey ma atagin.
Banooni ma ciyaarin mudda 2 sana cml ah oo ardaynima ayaan ku mashquulaya, hadda markaan is dhaha ciyaar oo aan cabbaar orda waxaan dareemayaa wareer badan iyo lalaba, oo uu mararka qaar qufac la socda, waxaan ka ilmeeynayaa indhaha, markaas ka dibna field-ka ama xitaa kubbada si hagaagsan uma arki kara, marka intaas la isku soo dara maxuu yahay cudurka aan qaba, ma throid disease baa,ma neurological disorders baa, fadlan tala ama jawaab wacan ha la iiga siiyo, waxaan rajeeynayaa inaad fahamteen su'aasheeyda,

All thnks.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Daal ma tiihaal?
« Reply #1 on: April 06, 2012, 05:19:03 PM »
Daal dagdag ah, neeftuur, wadna garaac iyo tabar darri waxaa keeni karo dhowr cudur oo ugu horreyso: dhiigyari, cadaadiska dhigaaga oo dhacsan, wadna xanuun oo noocyo badan yeelan karo, waxaa kaloo ka mid noqon karo in qanjirka thyroidka uu hawlgab yahay oo hormoonnada thyroidka kugu yaryihiin waxaana daliil u noqon karo heerka hormoonka TSH oo aad u badan.

Fadlan la xiriir si loo ogaado dhibaatada ku haysato iyo sidii loola tacaali lahaa, haddii hormoonka uusan soo saaraynin heerkii hormoonada loo baahnaa waa in aad qaadataa daawo kaabeyso oo joogto si aad noloshaada u wadatid.

Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Fazliyah

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
  • Gender: Female
Re: Su'aal: Daal ma tiihaal?
« Reply #2 on: April 14, 2012, 03:53:29 AM »
Walaalayaal illaaheey kheyr ha'idinka siiyo jawaabahaan iyo xiriirka caafimaadka soomaaliyeed. I have an issue that I don't understand and it’s been very confusing, I hope inaad iga caawin kartaan. My TSH result was 2.83 and FREE T4 was 0.93, but this physician assistant that I been seeing insisted that I should star taking levothyroxine 50mcg once a day. I took it for a month nothing changed, then went back to see the same Mss. physician assistant, I told her everything is still the same feeling very  tired fatigue and she went on and increased the dose to 75mcg and then after taking the 75mcg in 3 days I notice severe headache, feeling nervous, dizziness upon standing or lying down where everything feels like spinning light headiness, that I never had before, so I went ahead and stopped taking the medicine and  I decided to  look up online and I learned that normal TSH Range is 0.3 to 5.60 so since my TSH level was 2.83 isn't that with in the normal range? Was it necessary for me to be on a thyroid med? Why you think this physician assistant, insisted on putting the patient on higher dose of levothyroxine?  And should I seek to see Endocrinologist?
You may be deceived if you trust too much, but you will live in Torment if you do not trust enough

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Daal ma tiihaal?
« Reply #3 on: May 19, 2012, 12:13:41 PM »
Although it depends on which UNIT she is using for measuring the TSH level but definitely you will need to see an endocrinologist....
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Madax xanuun, daal iyo kuleel ayaan isku arkay?

Started by KaamilaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26226
Last post February 01, 2010, 09:40:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ka cabanayaa daal fara badan?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4979
Last post October 07, 2011, 04:51:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daal joogto ah oo xaga lugaha oo kaliya ah?

Started by Axmed CaydaruusBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4653
Last post March 01, 2017, 11:28:36 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Daal & jir xanuun markaan xaaska u tago?

Started by ShaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6072
Last post August 01, 2017, 08:54:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daal Farabadan ayaan dareema?

Started by Ilias AbdiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3419
Last post April 12, 2016, 04:37:24 PM
by SomaliDoc